BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30  
hobyoradio
mudugnet
hobyonet
waagacusub
mudug.com
hiiraan
shabeele.net
dayniile
onkod news
markacadeey
hornafrik
goobjoog
somaliwayn
midnimo

islamik links

qaadisiya
aflax.net
boqolsoon
islami city

XARUNTA Agoonta gaalkacyo

 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

 

 


ku soo dhawada hobyoradio
Munaasabad lagu dhaariyay Madax-weynaha iyo Madax-weyne ku-xigeenka Gal-MUdug oo ka dhacday Gaalkacyo.

aug,17,2006 Gaalkacyo,DG-Gal-mudug state,somalia

Shalay galab ayaa munaasabad lagu dhaariyay Madax-weynaha iyo Madax-weyne ku-xigeenka maamulka Gal-Mudug ka dhacday magaalada Gaalkacyo,

Munaasabadaan oo si weyn loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qayb galay wax-garad, aqoonyahano, culumo-udiin iyo marti sharaf, haddaba mar uu Madax-wenuhu uu la hadlayay saxafada ayuu sheegay in ay sugayso howl adag balse laga gudbi karo haddi dadka reer Gal-Mudug ay si wanaagsan ula shaqeeyaan,

"Qolo la qasbi karo maleh intii israaci karta ayaana wax wada qabsanaysa mana rajeynayo in aan dhib u keeni doono dadyowga dariska nala ah iyo waliba maamuladaba, waana la xiriiri doonaa DKM ah iyo Maxaakiimtaba, mana jiraan cid diidi karta in aan maamul dhisano" sidaasna waxaa yiri Madax-weye Kiimiko

Mar wax laga waydiiyay in inta uu ka kooban yahay maamulkoodu waxa uu yiri Madax-weynuhu waa Gaalkacyo,Hobyo iyo xarardheere, balse hadii ay doonaan reer Xarar-dheere in ay ka go’aan maamulkaan cid la qasbayo ma jirto waxaana rajeynaynaa in ay nagu soo biiraan walaalahayaga kale ee reer gal-gaduud oo aan magacoodu halkaan ka maqnayn, hadana waxaa kamid ah oo iyagu nagala qayb galay qabiilada Dir,Sheekhaal iyo mursade,

Waxaa kale oo kawaramay colaadii ka dhaxaysan Sacad iyo Saleemaan oo uu yiri waxaan ku jirnaa wali wada xaajood waana dhamayn doonaa goor dhow, walaalahayagana waxaan rabnaa in aan nabad kuwada noolaano,waxa kale oo ka waramay kala qaybsanaan shaha Gaalkacyo waxa uu yiri waligeed waa kala qaybsaneed wax cusub ma ahan,

Mar uu la hadlayay dadka gobalka u dhashay waxa uu yiri dadka u dhashay waa in ay yimaadaan oo maal gashtaan dadka kale ee ganacsiga u imaanayana waa in la nabad galiyaa hantidooda si loo wada shaqeysto.

Caamir Muuse.muqdisho

 CONTACT us,( hobyoradio@hotmail.com) byHobyo Radio

cCAATO-XAAF-IMAN JIIROW

Ardayda Iskulka C/lahi ciise

SH,Xasan-C/laahi-Geedi  

dadwaynaha,K/galkacyo

 

 

 

 

 

 

 

 
All Rights Reseved for Hobyo radio 2006 Designed by City Technology