Mid ka Mid ah Jaaliayda Dibadda Ee Gal-mudug State Oo ka Hadlay Hawlaha Nabada Galyada Ee Deegaanka Gal-Mudug State.

Jan,10,2008  www.Hobyoradio.com

Muuse Nuur Qayd gaashaanlle oo oo ka tirsan xubnaha jaaliaydda dibadda ee udhlatay Gal-mudug state haatana ku saugan magaalda Gaalkacyo ayaa ka warbixyay argtidiisa ku aadan wax qabadka dawlad goboleedka Gal-mudug state ee dhinacyada nabada Gal-yada iyo dib uheshiisinta ah.

 

Mudane. Muuse Nuur Qayd ( Gaashaanle)

Gaashaanle nuur qayd oo waraysi siiyay idaacadda codka mudug iyo webseyada codkamudug.com iyo hobyoradio.com ayaa sharxaada ka bixyay hor’umarkii ay ku talaabsatay gal-mudug asgoona umahad celiyay dhamaan intii ka qayb qaadatay dadaalada dib uheshiisiinta ah ee shirweynihii bandiiradley oo ahaa mid taariikhi ah laguna gaaray guul weyn oo laga dareemi karo dal iyo dibadba.

gaashaanle nuur qayd ayaa sidoo kale mahd celin balaaran usoo jeediayay gudiga nabad gal-yada ee gal-mudug sida ay ugu dadaaleen in ay wax ka qabtaan dhinaca amaanka ee dhamaan deegaanda gal-mudug min magaalo ilaa tuulo waxa uuna ugu baaqay in ay sii wadaan dadaalkooda ayna ka foojignaadaan wax kasta oo wax udhibi kara amaanka guud ee deegaanda gal-mdudug satate.

Dhinaca kale Jaaliaydda dibadda ee udhalatay gal-mausug ayuu gaashaanle baaq udiray uuna ku booriayay in gacan ka gaystaan hawlaha balaaran ee ka socda gal-mudug ayna ka abuuraan mashaariic farabadan oo wax ku ool ah sida dekadaha,Eraboorada,iyo warshadaha si mustaqbalka loo hiigsado hor’umar weyn oo dhinac kasta ah.

Hadlka gaashaanle ayaa ku soo beegmaya xli ay dhawaan dawlad goboleedka gal-mudug satate ay mushaaraadka ciidamda nabd gal-yada oo kus ugan galakcyo.galinsoor iyo gobolka hobyo,oo tiradoou ka badan tahay ilaa 702 askari waxaana lagu wadaaa in mushaardaad kaa la mid ah la siiyo qaybaha kale ee shaqaalaha dawlada Gal-mudug state.

cabdalla Max'd cabdille

warqabdka hobyoradio

Gaalkacyo,Gal-mudug state

cabdalla45@hotmail.com

Mobail:00252162270923

002525 752260

Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@gmail.com