Gudiga Sportska Gobolka Mudug ee Dowlad Goboleedka Galmudug  oo Qalab Ispoorti Lagudoonsiiyey

Jan,11,2010 www.Hobyoradio.com

Gudiga Sportska Gobolka Mudug ee Dowlad Goboleedka Galmudug  oo Qalab sport La gudoonsiiyey.

Xaflad si heer sare loo soo agaasimay ayaa kadhacday xarunta Sportiga ee Mudug, xafladaas oo ay kasoo qaybgaleen Afhayeenka Galmudug Ahmed Baasto iyo  xoghayaha sportiga Galmudug  Maxamuud Awoowe iyo Bashiir Lugey  ayaa waxaa lagu gudoonsiiyay  qalab Sport.

Wasaarada Sportska  Dawlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta Qalab isporti waxay gudoonsiiyey dhalinyrada sportska Dowlad Goboleedka Galmudug

Qalakaan oo isugujiray Labiska Ciyaarta Iyo Kubado ayaa waxaa loogu talagay in ay kulabistaan Xulka Sortska Gobolkamudug

Qalabkaan ayaa waxaa uugudeeqay gudiga Jaaliyada Dibada ee Gobolka Mudug waxaana uu yahay qalabkaan mid dhisay muraalka sortska maadaama aysan jirin cid xilgooni ah iskasaarta

W/D:Rooble Maxamed Dirir
rooble771@hotmail.com
W/tafaftiray Agaasime

Siciid Jaani SiciidJaanii@hotmail.com

 


 

Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@gmail.com