Qarax Aan Wax Qasaare ah Gaysan oo Kadahacay Meel aan Kafagayn Guriga Madaxweyne Caalin ee Gaalkacyo
Jan,11,2010
www.Hobyoradio.com

Qarax Aan Wax Qasaare ah Gaysan oo Kadahacay Meel aan Kafagayn Guriga Madaxweyne Caalin ee Gaalkacyo
Qaraxaan oo ahaa mid aad u weyn islamarkaasina laga maqlayey guud ahaan magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa sidookale uu kadhacay meel aan kafagayan guiriga madaxweynaha Galmudug uu kadahaganyahay gaalkacyo
Goobta qaraxa ayaa durbaba waxaa soogaaray ciidamada amaanka iyagoo halkaasi kasameeyey baaritaano kaladuwan oo ay kusamaynayaan xaafada ka ag dhow goobta qaraxa
Sidookale qaraxaan ayaa qayb kanoqonaya qaraxyo xariir ah oo maal mihii ugudanbeeyey kadahacayey magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug

W/D:Rooble Maxamed Dirir
rooble771@hotmail.com
W/tafaftiray Agaasime
Siciid Jaani SiciidJaanii@hotmail.com