Israsaaseyn ka dhacday Iridka hore ee Xarunta Villa Somalalia

Jimco,Jan,12,2007 Muqdisho,Somaliya(War deg deg ah)

Rasaas xoogan ayaa lagu soo waramayaa in ay ka dhacday goordhaweyd Illinka hore ee Xarunta Madaxtooyada Somalia ee magaalada Muqdisho, iyadoo a rasaastaasi ay geysatay dhimasho oyo dhaawac.

wararka ayaa sheegaya in israsaa sayntaasi ay dhex martay ilaada madaxweyne cabdulaahi yuusuf iyo ciidamoka amar Qaata xildhibaan maxamed Qanyare afrax oo sid a la sheegay kala shakiyay, goobjoogayaal ku sugan agagaarka madaxtooyada villa soomalia ayaa shabakadda hobyo usheegay inay rasaastaasi socotay muddo daQiiqado ah isla markaana argagax galisay dadka deegaanka.

waraarka ayaa intaas ku daray ina iska hor imaadkaas hubaysan ee labada dinac uu gaystay dhmasho iyo dhaawac walaw aan la xaqiijin tirade dhabta ah eeku waxyeelowday.

Majiraan wax war ah oo wali ka soobaxay madaxda dawladda oo ku saabsan iska hor imaada koor dhawayd kadhacay iridka hore ee madaxtooyada oo iminka oo ku suganyahay madaxweyne cabdulaahi yuusuf axmed.

Wixii ku soo kodha kala soco shabakadda hobyo Radio.

Cabdalla maxamed cabdille.

Cabdalla45@hotmail.com

Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@hotmail.com