![]() |
|
![]() |
|
|
||
|
Hogaamiye Kooxeedyadii Muqdisho iyo Hogaamiye Kooxeedyadii DF oo Kulan ku dhexmaray madaxtooyada Ville Soomaaliya Jimco,Jan,12,2007 Muqdisho,Somaliya
Hogaamiye kooxeedka ayaa kulankaasi geba gabadiisii ogolaaday in ay hubkooda ku wareejiyaan Dowlada Federaalka Soomaaliya, isla markaana maleeshiyooyinkooda ay ku biiraan Ciidamada DF sida uu Saxaafada u sheegay C/raxmaan Diinaari.
Dhalinyaradii lagu laayay irida madaxtooyada Ville Soomaaliya Kulan maanta xaruntii hore ee madaxtooyada Soomaaliya ku dhex maray dagaal oogayaasha Soomaaliya kuwooda ugu dhagarta badan ayaa waxaa hareeyay dagaal iyo dhiig badan oo ku daatay goobtii uu kulanku ka dhacayey ayadoo halkaas lagu laayay ilaalada Hogaamiye kooxeedka Max'ed Qanyare iyo Cumar Finish. Muqdisho,Soomaaliya Hobyo Radio News Media |
||
|
Contact: hobyoradio@hotmail.com |
||