Ganacsatada Iyo Shacabka Galmudug oo Codsi U soojeediyay Maamulka Galmudug.

Jan,13,2010 www.Hobyoradio.com

Ganacsatada Iyo Shacabka Galmudug oo Codsi U soojeediyay Maamulka
 


 
Ganacsato aad u farabadan oo maanta kaqaybqaadanyey barnaamijka Ganacsiga ee Idacada Hobyo ayaa sheegay in ay kacodsanayaan Dowlada Galmudug in ay kudadaasho sidii ay Suuuq uugu dhisi lahayd ,maadaama suuq ay kuganacsadaan ay waayeen
 
 
Gnacsasataan oo ahaa kuwo goobahii ay kuganacsanjireen ay kuburbureen dagaaladii suuqa gaalkacyi dhawaan kadhacay ayaa sidookale waxaa ay sheegeen in ay owalba aad ay oga xumaayeen canshuuraadka ay siiyaan maamulada kale islamarkaana haatan ay diyaar u yihiin canshuur ay siiyaan dolwda Galmudug
 
 
Hadalkaan ayaa imaanaya xili dhawaan dagaal kadhacay gaaalkacyo uu kuxirmay suuqii kaliyah ee magaalada Gaalkacyo ay lahayd waxaana halkaasina ku shaqo beelay dad aad u farabadan


W/D:Rooble Maxamed Dirir
rooble771@hotmail.com
W/tafaftiray Agaasime

Siciid Jaani SiciidJaanii@hotmail.com

 


 

Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@gmail.com