Agaasimayaasha Idaacada Codkamudug Iyo Hobyo radio oo Kahadlay Qaraxyo Caawa lalabeegsaday Idaacadaasi

Jan,16,2010 www.Hobyoradio.com

Agaasimayaasha Idaacada Codkamudug Iyo Hobyo radio oo Kahadlay Qaraxyo Caawa lalabeegsaday Idaacadaasi
 
Agaasimayaasha idacaadaha Codkamudug Iyo Hobyo radio oo caawa saxaafada kulahadlayey magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in qaraxyo caawa lalabeegsaday Xarumahooda In ay san waxsaamayn ah kuyeelan doonin howlahii ay bulshada u hayeen
 
 
Agaasimaha Idaacada Hobyo radio Siciid Xogolof ayaa sheegay in ay aad oga xunyihiin in saxaafiyiinta lala wweararo isagoo kooxihii falkii caawa kadanbeeyey ay ahaayeen kuwo wax magarato ah
 
Sidookale Agaasimaha Idaacada Codkamudug Faysan Qoorweyne Dirir oo isna arintaasi kahadlayey ayaa sheegay in aysan garanayn sababta looweeraray maada ay iyagu dhexdhexaad kayihiin siyaasadaha dalka kajira islamarkaasina weuxuu ugu bnaaqay cid walba oo wax kadamanaysa in ay sitoos ah oola sooxariirto islamarkaasina ya diyaar u yihiin in ay kaqanciyaan waxwalba
 
Waamarkii Ugu horeysay ee Saxafiyiin lagu weeraro gobolka mudug ee Dowlad Goboleedka Galmudug ';

 

W/D:Rooble Maxamed Dirir
rooble771@hotmail.com
W/tafaftiray Agaasime

Siciid Jaani SiciidJaanii@hotmail.com

 

Daawo Video laga soo duubay


 

Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@gmail.com