![]() |
||
|
|
||
|
|
||
|
Faah faahin Ku Aadan Qaraxyadii Idaacadaha Magaalada Gaalkacyo Iyo qaarkamidah Wariyaasha oo telefanka looga hanjabay Jan,17,2010 www.Hobyoradio.com Faah faahin Ku Aadan Qaraxyadii Idaacadaha Magaalada Gaalkacyo Iyo qaarkamidah Wariyaasha oo telefanka looga hanjabay. Kadib Qaraxyo Lagu Ekeeyey Idaacadaha Magaalada Gaalkacyo aya waxaa haatan hanjabaado dhanka Telefanka ah loojeedinayaa Wariyayaasha Gaalkacyo kahowlgala. Qaarkamidah wariyayaasha ayaa qadadka telefanada laga soowacay iayadoo lagu leeyahay hadaydaan daynin saxaafada waa laydin dilayaa.
dhinaca kale habeenkii xalayto ayaa Wariye C/wali washiton waxaa magalada Galkacyo gudeheeda looga qaatay qalab uu wax lku duubo oo loo isticmaali warbaahinta iyo Mobilkii. asgoo Rasaas xariir ah lagu riday laakiin Nasiib wanaag rasaastaas ay hareera martay Wariye C/wali washiton mar aan wax kawaydiinay weerarka lagu sooqaday wariye C/wali washiton ayaa waxa uu sheegay in uu asaga xataa uu san wax ka ogayn laakiin ay ahayeen dad wax magarato ah Arintaan ayaa waxay imaanaysaa ayadoo xalay qarax lala eegtay Xarunta Idacada Hobyo Radio ee magalada Galkacyo qaraxaasna uu kudhaawacmay Wariye faysal xabeeb jaamac oo katirsan wariyayaasha Idacada Hobyo Radio ee magaalada Galkacyo W/D:Rooble Maxamed Dirir
Daawo Video laga soo duubay
Hobyo Radio News Media |
||
|
Contact: hobyoradio@gmail.com |
||