Bulshada Gobolka mudug ee magaalada Galkacyo oo aad ugu xumaaday qaraxyadii loogastay Idacadaha kashaqeeya gobolka mudug

Jan,17,2010 www.Hobyoradio.com

Bulshada Gobolka mudug ee magaalada Galkacyo oo aad ugu xumaaday qaraxyadii loogastay Idacadaha kashaqeeya gobolka mudug

Bulshada Gobolka mudug ee magaalada Galkacyo oo aad ugu xumaaday qaraxyadii loogastay Idacadaha kashaqeeya gobolka mudug
 
Bulshada gobolka mudug ee magaalada Galkacyo ayaa wax laga xumaado oo argagaxleh kutilmaamay qaraxyadii lala beegsaday idacadaha Radio Hobyo Codka mudug iyo Radio Galkacyo
 
Sidookale Bulshada gobolka mudug ayaa ugu baayaq dadkii qaraxyadaas kadanbeeyay in ay kawaan toobaan oo ilahay kabaqaan
 
Sidookale Bulshada Gobolka mudug ayaa ugu baaqay maamulada kajira Gobolka mudug in ay wax Kaqabtaan qaraxyada kadhacaya magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka mudug
 
ugu danbayntii Bulshada gobolka mudug ayaa waxay codsi u direen dhamaan saxafiyiinta kahawlgasha Gobolka mudug Gaar ahaan kuwii qaraxyada lala Eegtay in ay hawshoodii warbaahineed ay hakad galin oo shaqadoodii siiwataan
W/D:Rooble Maxamed Dirir.

rooble771@hotmail.com
W/tafaftiray Agaasime
Siciid Jaani SiciidJaanii@hotmail.com

Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@gmail.com