![]() |
||
|
|
||
|
Wafdigii ka Socday Gal-Mudug EE Socdalka ku Soo Maray Degmooyin Ka Tirsan Mudug IYO Hobyo Oo Dib Ugu Soo Laabtay Magaaladda Gaalkacyo.Daawo Sawirada
Jan,24,2008 www.Hobyoradio.com
Mahad Gaara wariye Cabdi waaxid M.Isxaaq oo Xuquuqda Sawirada Leh wafdigana ku wehliayay safrka By: cabdalle C/aziz Xogolof
Waftigaan oo ujeeddadooda ay ahayd Dhismo ciidan boolis oo loo samaynayay deegaannada hoos taga Gobolka Hobyo.ku wareejinta Maamullada deegannadaasi Bulleetooyinka aruurinta dakhliyada taakulaynta Dowlad goboleedka Gal Mudug.xog ogaal u noqoshada xaaladda waddada isku xirta Gaalkacyo iyo Hobyo iyo xaaladaha dhinacyada kala duwan ee deegannadaasi iyo qodobbo kale ayaa xibnihii wafdiga waxaa ka mid ahaa . Xildhibaan Axmed Diiriye Cabadi Gayfane.Xoghayaha Dhaqaalaha Guddiga Ganacsatada Gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Galmudug Dr Siciid Cali Shire iyo xubno kale ayagoona deegaannadaasi shirar kala duwan kul a soo yeesheen Masuuliyiinta qaybaha kala duwan iyo dadweynahaba.
Deegaanka Wargalo oo ka mid ahaa goobaha ay kulamda ugu muhiimsan ay wadigu kula yeesheen wax gardka deegaankaas ayaa waxay warbixin kaga dhagaysteen guddoomiyaha deegaankaasi oo lagu magacaabo Nuur Faarax Cali iyo Sheekh Maxamuud Maxamed Faarax oo ka warbixiyeen xaaladda guud ee deegaankaasi iyo dhibaatooyinka ka jiraba.
Guud ahaan deegaandii uu wafdiga balaaran ee gal-Mudug socdaalka ku soo maray ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay ayadoona ku danbayn safrka wafdiga oo qaatay mudo'shan casho ama shan bari ah uu ku soo dhamaaday jawi wanaagsan waxaana magaalda hobyo ku haray gudoomiayaha gobolka hobyo mudane max'd Ax'd caalin Halka xibnihii kale ee ku wehliayay safrkana ay dib ugu soo laabteen Magaalda galkacyo ee xarun goboleedka Ga-Mudug Satate. Cabdalla Max’d Cabdille of SOMalia,
Hobyo Radio News Media |
||
|
Contact: hobyoradio@gmail.com |
||