![]() |
||
|
|
||
|
Ola Ole Nadaafadda ah Oo Maanta Ka Bilawday Wadooyinka IYO Xaafadaha Magaaladda Gaalkacyo Ee Gal-Mudug State.{Daawo Sawirada}
Jan,24,2008 www.Hobyoradio.com
Ola Ole Nadaafadda ah Oo Maanta Ka Bilawday Wadooyinka IYO Xaafadaha Magaaladda Gaalkacyo Ee Gal-Mudug State.{Daawo Sawirada}
Hawl balaaran oo dhanka nadaafdda deegaanka ah ayaa manta si toos ah uga bilaabatay magaalda galckyo ee xarun goboleedka Gal-mudug state. Waxaana hashaani manta ka qayb qaadanayay qaybaha kala duwan ee bulshada reer Gal-mudug state oo ay hormuud u yihiin ganacsadata waa way nee Gal-mudug satate kuwooda ugu caansann manta ayaa sidoo kale waxaa inta badan la fasxay iskuulaadka magaalada Gaalkacyo ee Gal-mudug oo ay ardaydu qaybtooda ka qaadanayeen ol olaha balaaran ee nadaafadda ah. Waxaa wadooyinka iyo xaafdaha magaalda Gaalkacyo hawsha nadaafdda ah ka waday qaybaha haweenka gal-mudug oo aygu muujiayay dadaal dheri ah gawaari ay ku rakiban yihiin mecrofoono ayaa gudaha magaald amaanta dhex marayay oo loogu sheegayo daweynaha in ay ka qayb qaataan hawsha nadaafdda ah ee lagu soo celinayo bilicda magaalada Gaalkacyo. Godoomiyaha gudiga dhaqaalaha Gal-mudug Cabdul jaamc dharas oo ka mid ah masuuliyiinta hormuudka ka ah hashaan ayaa hobyoradio ushegay in manta oo ay taariikhdu tahay 23/1/2008,uu si toos ah ubilawday ol-olaha nadaafdada Gal-mudug uuna socon doono ilaa mudo shan bari ah oo ku eg 28/1/2008. cabdul jaamc dharas ayaa ugu baaqay qaybaha bulshada in ay qaybtooda ka qaataan hawshaani oo uu yiri waa mid dan u ah dhamaan sahcbka reer Gal-mudug oo loogabaahan yahay in ay ku dadaalaan nadaafada deegaankooda.
Waxa uuna intaasi ku daray in ay tahay xili roobaad hadii aan bnadaafadda la hagaajina ay tahay dhibaato inteeda la ego o soo wajhaysa shacbka ree galk-mudug oo qashinka iyo waxyaabaha kale ee nadaafda wax udhimaya ay ka dhalan karaan cuduro soo wajaha qaybaha bulshada.
hawshaan nadaafdda ah ayaa ah mid qayb weyn ka qaadanaysa bilcda magaalda Gaalkacyo.
Cabdalla Max’d cabdille
Hobyo Radio News Media |
||
|
Contact: hobyoradio@gmail.com |
||