Masu値iyintaan oo mudooyinaan ku sugnaa magaalo madaxda gobolka
Mudug ee Gal-mudug state ayaa waxa ay wadeen kulamo iyo wacyi
galin joogto ah oo ay la yeelanayeen qaybaha kala duwan ee
bulshada reer Gal-mudug iyo walba masuuliyiinta dawlad
goboleedka Gal-mudug state ee xaruntoodu tahay magaalada
Galkacyo.
.JPG)
.JPG)
Wafdigaan ama masuuliyiintaan oo hawshoodu tahay wacyi galinta
bulsho wynta reer Gal-mudug ayaa kulmo balaaran waxay xarunta
madaxtooyada kula yeesheen sii hayaha xilka madaxwynaha ee
dawlad goboleedka Gal-mudugsatate mudane cabdi Zamad Nuur
guuleed iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada Gal-mudug state.
.JPG)
.JPG)
Sidoo
kale xubnahaan reer Gal-mudug ah ee jaalliyada dibadda iyo kuwa
xamr ka yimid ayaa xarunta Baarlamaana Galmudug ee Magaalada
Gaalkacyo waxa ay kula shireen golaha baarlamanka dawlad
goboleedka Gal-mudug waxaana kulankaasi shir gudoominayay
Guddoomiye ku xigeenka 1aad golaha baarlamaanka dowlad
goboleedka Galmudug Xasan Macallin Yuusuf waxaana xildhibaandii
kulankaasi ka qayb gashay ka mid ahaa Axmed max弾d
Gayfane.Caanood Xaashi Afdhuub,Khaliif Sheekh Xuseen,{khaliif
yare} Tahliil Maxamed Coloow,Catoosh Cali Jawaas, Sheekh doon
Cilmi Siyaad, Cabdi Cilmi Maxamuud. Xaashi Cabdi Afrax iyo
Sheekh Cali Gaab
Waxa ayna ka wada hadleen xubnaha jaaliyada dibada iyo
masuuliyiinta dawlada ee xildhibaanda iyo wasiirada iskugu jira
kulamdooduna ka dheceen xarunta madaxtooyada iyo xarunta
baarlamanka Gal-mudug.

.JPG)
Sidii loo dardar dar galin lahaa howlaha balaaran ee deegaanda
dawlad goboleedka Gal-mudug state oo mudooyinkaan shaqo
wanaagsan oo ku dayosho leh ka wado qaybo badan oo katirsan
deegaanda Gal-mudug state
Masu置liyiintaan reer Gal-mudug ee hawsha balaaran ee wacyi
galinta iyo kulamada ka wada magaalada Galkacyo ayaa kormeer ku
tagay xarunta idaacadda CODKAMUDUG ee magaalada Galkacyo waxa
ayna halkaasi kulan kula qaateen maamulka idaacada qaybaha
shaqaalaha idaacada ayadoona masuuliyiintu ay warbixino ka
dhagaysteen maamulka iyo wariyaasha sidoo kalena la is tusay
baahida ka jirta daacada iyo in wariyaashu markasta u
taaganyihiin u adeegidda bulshdooda Waxa ayna
masuuliyiinta kormeerka ku tagtay idaacada RADIO CODKA MUDUG uga
mahad celiyeen qaybta wanaagsan ee ay uga jiraan baraarujinta
bulshada maadma ayay yiraahdeen idaacadu tahay idaacada kaliya
ee gobolka ugu dhagaysiga iyo taageerada badan.
.JPG)
Agaasimaha idaacada cilmi kulan Geedi iyo Agaasime ku xigeenka
liibaan ciise cumar, ayaa uga warbxiayay marxaladihii kala
duwanaa ee ay idaacadu soo maratay iyo oo la oran karo waxay
ahaayeen marxaldo adag.hadana ay diyaar uyihiin sii wadida
hawsha adeega bulshada gobolka.
.JPG)
Masu置liyiintaan reer Gal-mudug ee jaaliyada dibadda iyo kuwa
muqdisho ka yimid iskugu jira wax ay ka qayb qaateen hawsha ol
olaha nadaafadda ee hada kasocda magaalda Galkacyo ee Gal-mudg
state adoona la arkayay masu;uliyiintaan oo goobaha nadaafadu ka
socoto kormeer iyo waliba shaqada oo ay wax ka qabnayaan.
.JPG)
.JPG)
Xubnaha waftiga ka kala socday Jaaliyadda Dibadda iyo Reer
Muqdisho ee ka soo jeeda deegaannada galmudug ayaa magacyadoodu
ay kala yihiin
Xaaji Cabdi Nuur (Cabdi Bukut) oo ah guddoomiyaha
waftigaasi.Cismaan Maxamuud Nuur.Garaad Aadan Cilmi(Garaad
Qoorwayne)Axmed Maxamuud Xasan(Baasto). Col. Maxamed Nuur
Wardheer. Cabdalle Cabdullaahi Geeddi iyo Caydiid Maxamuud
Xaaji Cabdi Nuur (Cabdi Bukut) oo asgu gudoomiye u ah wafdigaasi
hawlaha wacyi galinta ah ka wada magaalda galcyo oo u waramayay
hobyoradio ayaa sheegay in ay ujeedkoodu tahay sidii ay bulshada
u tusin lahaayeen dariiqa wanagsan kan xuna kaga leexiyaan iyo
in reer gal-mudug ay kaa faaidaysaatn fursadaan qaalga ah ee
dhinaca hor置marka ay gaareen ah
waxa uuna xaajigu inaasi raaciayay in ay sidoo kale booqasho ku
tagi doonaan iskuulaadka ku yaal magaalda Galakcyo ee dawlad
goboleedka Gal-mudug state

Cabdalla Max壇 cabdille
Xaafiiska hobyoradio
Galkacyo,Gal-Mudug
State of SOMalia,
Mobail:002521270923
oo2525 752260
cabdalla45@hotmail.com