![]() |
||
|
|
||
|
Xildhibaan Xaaf Oo Magaalada Galkacyo Soo Gaaray,Kana Warbixiyay Socdaalkiisa Magaaladda Gaalkacyo.
Jan,25,2008 www.Hobyoradio.com
Xildhibaan axm’d ducaale geelle xaaf ayaa ka shalay galinkii danbe ka soo degay garoonka diyaardaha magaalada gaalakcyo ee xarun goboleedka gal-mudug satate
Xildhibaanka oo aan imaanshihiisa horay loo sii shaacin ayaa ka soo kicitimay magaalada jabuuti ee wadanka jabuuti magaalada galkayo ayaa si weyn looga dareemay imaansaha xildhibaanka walaw ay daku isweydiinayeen sababaha kadiska uga dhiagay oo aan horay loo sii shaacin marka laga reebo masu’uuliyiin ka tirsan gal-mudug oo inuu imanayo la socday kuna soo dhaweeyay garoonka diyaardaha ee magaalada galkacyo.
Aydoo sidoo kale saxaafadda aan lagu wargalin imaanshaha xildhibaan xaaf Xildhibaanka oo saakay aan ku booqnaay hogyga uu ka degan yahay magaalda galkacyo ayaa ka warbxiyay sabaha socdaalkiisa xligaan ee magaalada galkacyo asgoona sheegay in deegaanka uu yahay muwaadin udhashay isla markaana in mudo’ah uu ka maqnaa Xildibaan axmed ducaale geelle xaaf ayaa ku amaanay masuuliyiinta iyo shacabka reer gal-mudug hawlaha hor umarka leh ee ay samayeen asgoo si aar ah ugu mahad celiay gudiyada amniga,dhaqaalaha, iyo ganacsatada gal-mudg dadaalkooda ku wajahn nabad galyada,halaha canshuur uruurinta iyo nadaafdda guud ee deegaanka gal-mudug satate gaar ahaan magaalada galkacyo oo hada hawsha ugu badani ka socto
Xildhibaan axmed ducaale geelle xaaf oo ayaa ugu danbayntii sheegay in uu hashaani balaaran ee socto uu dhiniciisa ka wadayo kuna dadaalayo sidii hawsha ka socota gal-mudug ee dhinacayda kala duwan hor umar looga gaari lahaa asgoona xildhinaabku ka codsaday qaybaha kala duwan ee bulshada in ay dhncooda kawadaan ayna ka caajisin dib udhiska deegaankooda ayna ka fogaadaan wax kasta oo wax udhimi kara da daaladaas
Imaansha magaalda galakcyo ee xildibaan xaaf ayaa ku soo beegmaya xli maal mihii ugu danbeeyay ay ka socdan hawlo nadaafdeed oo wadooyinka iyo xaafda magaalda galkacyo ee gal-mudug satate lagu soo celinayo bilicsamidii deegaanka ayna ka qayb galayaan qaybaha kala duwan ee bulsho weynta gal-mudugsatate.
Cabdalla Max’d cabdille
Hobyo Radio News Media |
||
|
Contact: hobyoradio@gmail.com |
||