Banaanbax aad u balaaran ayaa ka dhacay Magaalada Stockholm ee wadanka Sweden banaanbaxaas oo looga soo horjeeday ciidamada wadanka Itoobiya ee qabsaday dalka Soomaaliya.

Arbaco,Jan,3,2006  Stockholm,Sweden

Banaanbaxaas oo kadhacay bartamaha Stockholm waxaa isagu yimid dad korudhaafay ilaa 3000 qof. Dadka halkaas isaguyimd oo aad u qiiraysnaa waxa ay ku dhawaaqayeen erayo xambaarsan xamaasad aad u saraysa sida : Doonimayno Gumaysiga cusub ee tigreega , Ha dheceen Gumaysiga Zanaawi iyo Dabadhilifyadiisu, Waxaan doonaynaa kudhaqanka KITAAB ILLAAHAY, Soomalida halayskudaayo iyaga ayaa xalisan mashaakilkoodee.

 

Waxaa dadkii halkaas ka hadlay kamid ahaa DRs Aamina Said, SHeikh Bashiir Amaan ALI , DR. Asad , Xaaji Ali oo ka mid ahaa halgamayaashii Xoriyada u soodagaalamay sanadiihii 50-dii oo maantay kutilmaamay in ay nasiibdaro tahay inuu cimrigiisu kusinay in uu arko markale gummayste ku dhex mushaaxaya Caasimadii qaranka Soomaaliyeed waxaana la isla gartay in aysan nimanka caddawga soohugaamiyay áysan ahayn dawlad matalina Soomaali balse ayhiin dabadhilifyo lamid ah cadawga qabsaday dalka.

 

In aan loo kala harin sidii dib loogu xorayn lahaa Soomaliya isla markaana loogu dhaqilahaa Kitaabka Samawiga ah .

 

In la isla garabtaago taageero hiil iyo hooba leh Mujaahidiinta dagaalka kulajira Gaalada dalka qabsatay iyo gaalo raacyada.

 

In qofkasta oo Soomaali ah uu dilo hal tigreega wadanka kusooduulay ah iyo hal tigree barkiis ah(hal dabo dhilif ah)

 

In banaanbaxyada lajoogteeyo illaa dib looga xoraynayo Soomaaliya
 
Cusmaan Maxamuud Sh/abdi
46739052134

Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@hotmail.com