Hotel Classic oo dhawaan laga furay Magaalada Gaalkacyo. Daawo Sawirada

Jan,29,2009 www.Hobyoradio.com

Hotel Classic oo dhawaan laga furay Magaalada Gaalkacyo. Daawo Sawirada

   

Waxaa dhawaan magaalada Gaalkacyo laga furay hotel Cusub oo casri ah kana qayb ah bilicda iyo qurxuda Magaalada Gaalakcyo

Hotel Classic oo dhsimihiisu socday mudo'dhawr  bilood ah ayaa dhawaan xarigga laga jaray aydoona maamulka hotelka oo furitaankiisii kadib saxaafadda casumaad usameeyay uu sheegay in hotelka ay diyaar ku yihiin dhamaanba adeegyada muhiimka u ah bulshada soomaaliyeed  uuna gacmo furan ku soodahweynayo ciddii u baahata adeegyada muhiimka ah ee uu u hayo hotelka.

Waxaan maamulka uu sheegay in cuntooyinka noocyadooda kala duwan iyo jiifba hotelku leeyahay sida aad ku arkaysaan muuqaalka iyo sawirada aan ka soo qaadanay hotelka Classic waxa sidoo kale uu leeyahay hool aad uwacan oo loogu tala galay xafladaha shirarka I.W.M.

Hotel Classic waxa uu ku yaal magaalada Gaalkacyo gaar ahaan isgoyska loo yaqaan Poss aga-gaarka Radio Galkacyo

Hadaba wixii faah faahin ah kala xiriir mamaulka hotel Classic C/xakiin Macalin Daahir

Ama wac tellfonada kala ah:

002525 310828 (Telcom SOMalia)

002525 858001 (Golis}002525 434868(STG)

Mobail: 002525 773639

Email:ridwaan10@hotmail.com

Xaafiiska Hobyoradio Gaalkacyo GalMudug State SOMalia

Tell: 0025290 752260

Cabdalla M.C/lle

Galkacyo GalMudug Satate SOMalia

cabdalla45@hotmail.com

 

Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@gmail.com