Ururka
Hurumarinta iyo Dib udhiska Somaaliyeed ee (SDRO) ayaa cunto
qaybin balaaran ka bilaabay magaald Gaalkacyo ee xarunta dawlad
goboleedka Gal-mudug state. ururka SDRO oo wada shaqayn la
lehhay'adda Care International ayaa waxa ay cuntadan ka
qaybinayaan goobo fara badan oo katirsan deegaanada hoos yimaada
dawlad goboleeddka Galmudug state, oo iskugu jira degmooyin iyo
tuulooyin aydoona wajiga koowadf uu hada ka socdo magaalada
Gaalkacyo.
.jpg)
Madaxa Ha'ada CDRO Cali Dahir
.jpg)
Macawinadaan oo ay keentay hay'adda Care International ayaa si
wadajir ah loo gaarsiiyay degmooyin ka tirsan gobolka mudug,
ayadoona macaawinadaan ay iskugu jirto qaybo farabdan sida;
misir,Masago,boorsh, Cali daahi Max'ud xirsi oo ah wakiilka
ururka SDRO ee gobolka Mudug oo xaafiiskiisa ugu waramayay
hobyoradio ayaa sheegay in cuntadaan ay inta abdan ugu tala
galeen in la gaarsiiyo xeryaha ay ku jiraan dadka soo barakacay
ee ku yaal deegaanada dawlad goboleedka Gal-Mudug State.
.jpg)
wakiilka ururka SDRO
ee gobolka GalMudug Mudane, Cali Dahir Maxamud Xirsi ayaa
sheegay in maal maha soo socda ay macaawinadaan gaarsiin doonaan
degmooyinka iyo tuulooyinka dawlad goboleedka Gal-mudug state.
Cali Daahir ayaa waxa uu sheegay in macawinadaan ay tahay mid inta
badan las iiyo dadka kas oo barkacay goboldada dalka soomaaliya
oo uusheegay in ay ka urrur ahaan ay muhiimada siinayaa dadkasi
dhibaataysan loogu talo galay in ka badan kow iyo Wakiilka
ururka Horumarinta iyo Dib udhiska Somaaliyeed Mudane, Cali
Dahir waxa uu sidoo kale xusay in aysan ahayn markii koowaad ee
ay deegaanada gal mudug cunto ka Qaybiyaan ururkoodu balse ay
dhawr mar oo hore ay sidaan oo kale. cuntadan keentay hay'adda
Care International uu ururkooda wakiil uga yahay gobolka mudug
isla markaasna gaarsiiyo goobihii iyo dadkii loogu talagalay,
macawinadaas.
Dadweynaha ku nool deegaanad Galmudug State ayaa si diiran u soo
dhaweeyey waxqabadka ay ururada dawliga iyo kuwa wadaniga ah ay
ka wadaan gobolka taas oo kor u qaaday dhaq dhaqaaqa ganacsiga
iyo horumarinta arimaha bulshada ah.

cabdalla Max'd Cabdille
xarunta warbaahinta hobyoradio
Galkacyo,Gal-Mudug State SOMalia,
Mobail: 002525 752260
002521 62270923
cabdalla45@hotmail.com
Gabay Dabadhilif
Tigree soo horkacey iyo walee duufle baayimide.
May-muun
Sheekh Aden.
