![]() |
|||
|
|
|||
|
Ha’adaha UN-ka
Oo Dawlad Goboleedka Gal-Mudug State ku wareejiayay Dhisme Ka
kooban Saldig Boolis, Xabsi iyo Iskuul Munaasabad balaaran Oo ka
dhacday Gudaha dhismahaasi Ee Magaalada Galkacyo, {Daawo
sawirada}
Jan,31,2008 www.Hobyoradio.com
Munaasabad aad ubalaaran oo ay ka soo qayb galeen masuuliyiin ka socotay ha’ada UN-ka,masuuliyiinta dawlad gaoboleedka Gal-mud state saraakiisha gal-mudug,culimo udiin,odayaal,waxgard,bahada saxaafdaada iyo marti sharaf kale oo lagu casumay ayaa ka dhacday gudaha xarunta cusub ee ka kooban saldhiga Boliska,xabsi,iyo iskuul oo ay dhiseen hay’adha UN-ka, gaar ahaan UNDP IYO UNOCHA waxaana munaasbdaasi lagu maa muusayay furitaanka xaruntaasi isla markaana si toos ah loogu wareejinayay masuuliyiinta dawlad goboleedka Gal-mudug state.
Ciidamada Booliska Galmudug
Askari Amniga Sugaya Galmudug State
Xaruntaani cusub ee masuuliyiinta dawlad goboleedka gal-mudg lagu wareejiayay ayaa in mudo ah dhismeheedu socday aydoona ay tahay dhisme looga faaidaysan karo dhinacyada wax barshada, Tababarka, Ciidanka xabi iyo wixii la mid ah.
Aydoona qybo badan ay ka koobantay xaruntaani cusub ayn aka mdi
yihiin xaafiisyo gaarya 15,qoloka xabsiga ragga oo ah
5qol,qoloolka dumarka oo ah 2qol, iyo 1qol oo dadka dhimrka ama
dadka waalan loogu tala galay in lagu xanaaneeyo qaybta Boliska
oo ah 5qol 15 musqulood iyo barxad wayn iskuulk ayaa isna ilaa
10 qol ka kooban oo iskugu jira xaafiisyo iyo qayabaha wax
barshada iyo sidoo kale hool weyn oo siminarda iyo shirarka
loogu tala galay.
Hobyo Radio News Media |
|||
|
Contact: hobyoradio@gmail.com |
|||