![]() |
||||||
|
|
||||||
|
Xaflad ay xika Kula kala Wareegayeen Gudoomiyihii Hore Ururka Ardayda Dawlad Goboleedka Gal-Mudug State iyo Gudoomiyaha Cusub Ee Ururka Oo lagu Qabtay Xarunta Dugsiga Sare Mudug MSS Xaafadda New Garsoor D/Wadajir Eemagaalda Gaalkacyo.{Daawo Sawirada}
Jan,5,2008 www.Hobyoradio.com
Xaflad ay xika Kula kala Wareegayeen Gudoomiyihii Hore Ururka Ardayda Dawlad Goboleedka Gal-Mudug State iyo Gudoomiyaha Cusub Ee Ururka Oo lagu Qabtay Xarunta Dugsiga Sare Mudug MSS Xaafadda New Garsoor D/Wadajir Eemagaalda Gaalkacyo.{Daawo Sawirada}
Xaflad aad ubalaaran oo ay soo qaban qaabiyeen ururka ardada Gal-mudug State ayna ka soo qayb galeen qaybaha kala duwan ee ardayda iskuulaadka gal-mudug satate,masu’uliyiin ka socotay dawlad goboleedka Gal-mudug satate,madaxda ururada samfalka qaarkood, iyo marti sharf kale oo lagu casumay ayaa lagu qabtay xarunta dugsiga sare mudug MSS ee magaalda Gaalkacyo. Munaasabdaan oo uu xilka ku wareejinayay gudoomiyihii hore ee ururka ardayda gal-mudug uuna xilka ku wareejinayay gudoomiyaha cusub ee dhawaan loo magacaabay ururka ardayada ayaa waxaa ka hadlay masuuliyiin kala duwan oo munaasabdaasi ka hadshay oo dhamaantood ka hadlay sida loogu baahan yahay in ururka dhalin yarda gal-mudg ay muujiyaan daal iyo fir fircooni iyo in ay ka shaqeeyaan nabadda maadaama dhalin yardu tahay hogaanka bulshada. Gudoomiyihii hore ee ururka ardayda gal-mudug satate cabdi raxmaan macalin max’d oo munaasabdaasi ka hadlay ayaa sheegay in uu si toos ah ugu wareejiyay xilkaasi gudoomiyaha cusub ee dhawaan la amgacaabay Cali Saciid Xasan Cabdi uuna si wanaagsan ula shaqaynayo. Sidoo kale mudnae cali saciid gudoomiayaha cusub ayaa qudbada uu uu halkaa ka jeediayay ku sheegay in ururkoodu uu hiigsanyo hor uamr wanaagsan uuna u adeegayo shacabka reer gal-mudug gaar ahaan ardayda udahalatay gal-mudug state ugu danbayn waxa uu ka codsaday dawlad goboleedka gal-mudug satate iyo jaaliaydda diabdaba ee reer gal-mudug in ay kacan siiyaan ururka ardayda ayna ka taageeraan dhianca wax barshada ee uu ururku ubaahn ayahay oo ay ku jiraan agbka wax lagu barto. Munaasbda ayaa dadkii ka hadlay waxaa ka mid ahaa burhaan warsme xirsi xoghayihii haore ururka ardayda burhaan warsame xirisi,cismaan macalin saciid xoghayaha arimaha dibadda ururka, max’d axmed abshir gudoomiyaha ururka dhalinyarda gobolka mudug, cabdi naasir cabdulaahi{shuuke xogolof} agaasimaha ururka SOSDA,daahir yaasiin warsame gudoomiyaha ururka cuuryaamiinta SOMDO, iyo xibno akle oo dhmaantood ka hadlay hor umarka ururka ardayda gal-mudg waxaana ugu danbayn munaasabda soo xiray wasiirka maaliayda gal-mudug D.r.Saciid xasan cosoble oo bogaadin usoo jeediayay dhamaan soo qaban qaabiyaasha xaflada iyo ururka ardayda gal-mudug satate Waxayna xafladu ku soo dhamaatay jawi aad u wanaagsan. Hobyo Radio News Media |
||||||
|
Contact: hobyoradio@gmail.com |
||||||