![]() |
|
![]() |
|
|
||
|
Xildhibaan Xaaji Muuse Suudi Yalaxow oo siweyn loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho. Sabti,Jan,6,2007 Muqdisho,Somaliya
Xildhibaan Xaaji Muuse Suudi Yalaxow oo ka mid ahaa Hogaamiyeyaashii Isbaheysigii la dagaalanka argagixisada ee kal hore laga adkaaday ayaa maanta soo gaaray fariisimadii uu ka daganaa magaalada Muqdisho 6 bilood ka dib markii maxkamadaha islaamka lagaga itaal roonaaday Muqdisho, iyadoo si weyn taageerayaashiisana ay ugu soo dhaweeyeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Muuse Suudi ayaa horay u sheegay inay iska casileen Isbahaysiga Argagixiso-la-dirirka, ayaa waxay wareysi uu ku sheegay inay la dagaalami doonaan Ciiddan kasta oo la keeno, xitaa haddii ay la socdaan Dalka Ethiopia.Hobyo Radio News Media |
||
|
Contact: hobyoradio@hotmail.com |
||