Jendayi Frazer  oo ka baaqsatay socdaalkii ay ku imaan lahayd caasimada Soomaaliya ee Muqdisho

Axad,Jan,7,2007

Kaaliyaha Xogayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka u qaabilsan Afrika Jendayi Frazer oo la filayay in ay maanta Ka soo degto Garoonka weyn ee Magaalda Muqdisho ayaa dib u dhac ku yimid Safarkeedii.

Jendayi Frazer ayaa maalmihii lasoo dhaafay socdaalo kala duwan oo ku  saabsan xaalada cakiran  ee Soomaliya  ku bixisay dalalka Kenya,Itoobiya iyo Yaman

Kulanka Cali Cabdalle Saalax iyo Jendayi Frazer Ayaa Kusoo beegmay Xilli ay Dowladda yemen Sheegtay In ay Ku howlan tahay Dadaal ay ku dhexdhexaadineyso Golaha Maxaakimta islaamka iyo Dowladda Ku meel gaarka Soomaaliya

Muqdisho,Somaliya

Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@hotmail.com