Qarax khasaare dhaawac sababay oo koonfurta Gaalkacyo ee Galmudug Kadhahacay.
Jan,8,2009
www.Hobyoradio.com
Qarax khasaare dhaawac sababay oo koonfurta Gaalkacyo ee Galmudug Kadhahacay.
Qarax khasaare dhaawac sababay oo koonfurta Gaalkacyo ee Galmudug Kadhahacay
Qaraxaan ayaa Inta la ogyahay waxaa kudhaawacmay 2 Askari oo katirsan Ciidamada Amaanka ee Dowlad Goboleedka Galmudug waxaana aan lagaranay cida kadanbays walow baryihii lasoo dhaafay magaalada Galakcyo ay kadhacayeen falal nuucaani oo kale ah
Goobta Qaraxa lala beegsaday ayaa ah Xero ay daganyihiin Ciidamo katirsan Culuma u diinka Ahlusuna Waljamaaca ee dowlad Goboleedka Galmudug
Maahan markii ugu horeysay ee Qaraxa uu kadhaco magaalada Gaalkacyo waxaana qaraxyadaan lagu eedaynaa in ay kadanbeeyaan kooxo nabadiid ah.

W/D:Rooble Maxamed Dirir
rooble771@hotmail.com
W/tafaftiray Agaasime
Siciid Jaani SiciidJaanii@hotmail.com
Idaacadda Hobyo Galmudug State of Somalia