![]() |
|
![]() |
|
|
||
|
War deg deg ah .qaraxyo isdaba joog ah oo kadhacay muqdisho. Talado,Jan,9,2007 Muqdisho,Somalia Warar ka aan ka helayno magaalada muqdisho ayaa sheegaya in goor dhawayd ayqaraxyo isdaba joogah kadheceen isgooyska km4 eemagaalada muqdisho qarax yadaas oo ahaa kuwo daqiiqado yar ka horee yay ayaa gil galay agagaar ka km4 iyo sope. Qaraxyadaas oo ahaa ku xoog badan ayaa wararku waxa ay sheegayaan in aygees teen dhimasho iyo dhaawac walaaw aan la xaqiijin qasaaraha dhab taa ah ee uu gaysteen qarax yadaasi ,dadka deegaan ka km4 oola sooxiriiray shabakada warbaahinta hoyo ayaasheegy in qarax yadaasi kadib la is waydaar saday rasaas culus oo ilaa iyo iminka wali socota . Macadam sababta rasmiga ah eedhali say qaraxayadaasi iyo cida gaysatay toona balse waxaa loomalayna yaa in ay ahaayeen gar naylo gacan ta laga tuuray oola labeeg sayday ciidamada dawlada fadaraalka ah iyo kuwa ethopia oo fariisin kuleh meel aan sidaasi uga . fageen goobta uu qaraxu kadhacay. Qarax yadan ayaa ku soo beegmaya xili uumadax waynaha soomaali kusugan yahay xarunta fila soomaaliya ee muqdish oolaga maqlayay dhawaqa rasaata halkaasi kadhacaysay . Wixi kusoo kordha kala soco shabakada hobyo Radio Cabdalle Maxamad Cabdulle Gaalkacyo,Mudug,Somalia Hobyo Radio News Media |
||
|
Contact: hobyoradio@hotmail.com |
||