Magalada Galkacyo ee xarunta gobolka mudug ayaa waxaa laga Dareemayaa xaalado amaan daro
Jan,9,2009
www.Hobyoradio.com
Magalada
Galkacyo
ee
xarunta
gobolka
mudug
ayaa
waxaa
laga
Dareemayaa
xaalado
amaan
daro

Ayadoo xalay ay kadhaceen qaraxyo iyo dilal qorshaysan oo aan lagaranayn cida kadanbaysa
Bulshada ku dhaqan magalada Galkacyo ayaa waxay baaq u dirayaan maamulada kajira Magalada Galkacyo ee xarunta gobolka mudug
Maxamed xasan cali oo kamid ah bulshada Galkacyo ayaa lasoo xiriiray idaacada Hobyo Asagoo sheegay in maamulka Galmudug uu wax kaqabto amaan darada kajirta magalada Glakacyo
Sidookale maxamed xasan waxa uu madaxwaynaha maamulka Glamudug mudane Maxamed Axmed caalin uu kacodsaday in uu wax kaqabto xaalada amaan daro ee Kajirta magaalada Galkacyo
Sidookale maxamed xasan oo ku hadlayay afka Bulshada magaalada Galkacyo
Ayaa waxa uu ubaaqay idacadaha kashaqeeya gobolka qaasatan idacada Hobyo In ay sii xoojiso wacyi galinta Bulshada
Sikastaa ha ahaatee qaybaha kaladuwan ee Bulshada Galmudug ayaa waxa ay
Kaxunyihiin falalka amaan daro ee kajira magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Agasime Siciid Jaani
Idaacadda Hobyo Galmudug State of Somalia