Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |

Golaha amaanka Ee Qaramada Midobay oo Waqti Dheeraad ah ugu Daray Howl galka ciidamada amisom Ee Soomaaliya.

Oct,1,2011 www.Hobyoradio.com

 

Golaha amaanka Ee Qaramada Midobay oo Waqti Dheeraad ah ugu Daray Howl galka ciidamada amisom Ee Soomaaliya.

Golaha amaanka Ee Qaramada midoobaya oo Kulan ay Ku yeesheen Magaalada New Yirka ku sheegay in Waqti dheeraad ah loogugu Daray Ciidamada midowga afrika ee Muqdisho ku sugan ayadoona la isku Raacay in ay Muqdisho sii Joogan .

Hadalkaan ayaa lagu sheegay kulan Qaramada Midoobay ay ku yeeshen Magaalada New York ee Dalka mareykanka ayagoona Sheegay in Xiligaani Loo Baahan yahay in la sii kordhiyo Baahiyaha Soomaaliya uqabaan in ay amisom Muqdisho sii Joogto waqti dheerna ugu dareen.

Waxaa sidoo kale kulanka New York loogaga Hadlay in la soo Kor dhiyo ciidamada amisom ee Nabad ilaalinta ujoogo soomaaliya ayadoona dadkii ka qeyb Galayay kulanka qaarkood ay sheegeen in lagu daro 12 kun oo kale si loo Gaarsiiyo ilaa iyo 20 kun hase yeeshee Dood iyo Falan qeyn ka din la isku Racay in la gaarsiiyo ila 12 kun oo lagu so daray 3 kun oo kale oo dheeri ah.

Gaba gabadii Kulanka New Yorka Waxa ay sheegeen Hadii 12 kaan kun la isku Raacay mudo Kadib la soo Badan doono ayagoona amaan Buxda usoo Jeediyay Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa midowga afrika ee muqdisho kusugan sida Wanaagsan ay horumarka uga gaareen isku Balaarinta Xafadaha Magaalada Muqdisho.

Kala Xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail:  hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com


COMMENTS-FIKRADAADA DHIIBO
Name*

Email*

Website*

Waftigii dowlada KMGHalkan ka Dhagayso
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State| Galkacyo| Hobyo| Ceelguula| Wasil| Bandiiradleey| Ceeldibir| Galinsoor| Bud Bud| Afbarwaaqo| Xingod| Bitaale | Galbarwaaqo|