Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |

Dagaalo xoogan oo Saakay Muqdisho Ka Bilowday iyo Dowlada oo Guulo Waa weyn ka Gaartay Dagaaladii Saakay

Oct,10,2011 www.Hobyoradio.com

Dagaalo xoogan oo Saakay Muqdisho Ka Bilowday iyo Dowlada oo Guulo Waa weyn ka Gaartay Dagaaladii Saakay

Ciidamada Dowlada KMG ah Soomaaliya oo Garab xoogan ka Heliya Kuwa midowga afrika ee Muqdisho Kusugan aya Saakay mar kale Dagaalo Ku Qaaday fariisimo ay al shabaab Ku Lahayeen talafashinkii Qaranka Soomaaliya Halkii Uu Horay Ugu Yaalay ayagoona Dagaalka uu sii Gaaray warshada Baastada Ee Magalada Muqdisho.

Saraakiisha Dowlada KMG ah Soomaaliya oo War Baahinta la hadlaysay aya sheegtay in ay kusugan yihiin warshada Baastada Ex Koontarool Balcad ilaa iyo aagaagarada wadada Soos asagoona Carab Baabay in Qorshaha Saakay uu Yahay in Ciidamada Dowlada in ay Gaari Doonaan ilaa iyo Xaafaa Suuqa xoolaha.

Dagaalka Saakay Ka Soconaya gudaha Magaalada Muqdisho Gaar ahaan degmooyinka Hilwaa iyo Yaaqshiid ayadoona al shabaab ay Wadaan iska Caabinta Dagaalka Saakay ay soo Qaadeen Ciidamada Dowlada ayadoona Xaafadaha Hilwaa iyo Yaaqshiid ay inta Badan iskaaga Baxeen dadkii Shacabka aha ilaa iyo goobaha uu Dagaalku ka socdo.

Dad weynaha Ku dhaqan Xaafada Suuqa xoolaha iyo Ameelo badan oo ka tirsan Degmaada hilwaa ayaa cabsi weyn Qaba ayagoona Haatan Bilaabay in ay Ka sii Qaxaan Xaafadaasi Maadaama uu Daagal soo Gaaro iyo Madaafiicda la isku Gamayo.

Xafiiska radio Hobyo Ee Muqdisho

Kala Xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail:  hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com


COMMENTS-FIKRADAADA DHIIBO
Name*

Email*

Website*

Waftigii dowlada KMGHalkan ka Dhagayso
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State| Galkacyo| Hobyo| Ceelguula| Wasil| Bandiiradleey| Ceeldibir| Galinsoor| Bud Bud| Afbarwaaqo| Xingod| Bitaale | Galbarwaaqo|