Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |

M/wene ku xigeenka Galmudug Mudane Cabdisamad Nuur Guuleed oo ka duulay Galkacyo

Oct,13,2011 www.Hobyoradio.com

M/wene ku xigeenka Galmudug Mudane Cabdisamad Nuur Guuleed oo ka duulay Galkacyo
 
Waxa manta ka duulay garoonka diyaaradaha ee magalada galkacyo m/kuxigenka dolad gobaleedka galmudug c/samad nuur guuleed isa goo ukicitimay dhanka ab dubai halkas oo kulama kula yeelan doono madaxda wadankasi
 
Wasiir kuxigeenka arima gudaha iyo amniga oo saxafada uga war bixiyay safarka m.weyne ku xigeenka ayaa sheegay in uu socdalkani kamid yahay socdalada masuuliyiinta galmudug ee ugu kala baxeen calamka waxa uuna shegay in uu halkasi kula kumi doono kaganacsato kasoo jeda galmudug iyo shacabka halkas ku sugan
 
Baasto ayaa istasi ku daray in sidoo kale uu mari doono xaalad caafimaad m/wene ku xigeenka c/samad nuur guuleed marka howlihiisa shaqo udhamaadaan
Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha iyo amniga axmad ayaa saxafada u cadeeyay arimaha ay ka wada hadli doonaa madaxda dalkasi dubai ayna ka kow ka tahay arimaha abaaraha kajira galmudug iyo sidoo loo adkeen lahaa xiriirka udhaxeyay galmudug iyo dowlada imaaraadka carabta
Ugu danbeyntii safarka m/weyna ku xigeenka ayaa imaana xili uu madaxweynaha galmudug cornel maxamed axmad caalin uu safaro ku marayo wadamo katirsan yurub iyo mareekanka
 
liibaan c/laah faarax {qaran}

Kala Xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail:  hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com


COMMENTS-FIKRADAADA DHIIBO
Name*

Email*

Website*

Waftigii dowlada KMGHalkan ka Dhagayso
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State| Galkacyo| Hobyo| Ceelguula| Wasil| Bandiiradleey| Ceeldibir| Galinsoor| Bud Bud| Afbarwaaqo| Xingod| Bitaale | Galbarwaaqo|