Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |

Maamulka Jaamacadda Galkayo University (GU) oo kulan la qaatay Himilo International.

Oct,15,2011 www.Hobyoradio.com

Maamulka Jaamacadda Galkayo University (GU) oo kulan la qaatay Himilo International.

Maamulka Jaamacadda Galkayo University (GU) ayaa waxa uu kulan la qaatay Himilo International kulankaasina waxa uu ka dhacay xarunta ispitaalka cusub ee Galkayo Specialist Hospital (GSH).
 
Kulankaasi waxyaabihii ugu muhiimsanaa ee looga hadlo waxa ka mid ahaa sidii sare loogu qaadi lahaa hanaanka waxbarsho ee Jaamacadda Galkayo University (GU).
 
Kulankaasi ay wada yeesheen Galkayo University (GU) iyo Himilo Canada waxaa kaloo looga hadlay sidii loogu heli lahaa Jaamacadda Galkayo University (GU) xarun cusub oo ka duwan xarunta hadda waxbarashadu ka socoto.
 
Mas’uuliyiintii kulankaasi ka qeyb galay waxaa ka mid ahaa:
 

Dr. Maxamed Axmed Wehliye oo ah Gudoomiye ku xigeenka Jaamacadda Galkayo University (GU).
Maxamed Cali Aadan oo ah Gudoomiyaha Himilo International .
Pro. Cali Nuur Yuusuf.
Pro. C/laahi Xasan Cilmi (Jeemis) oo ah Gudoomiye ku xigeenka Himilo International.
C/Laahi Shire Cageey.
Xasan Xirsi Kaarshe.
 
Kulankan ay wadayeesheen Maamulka Jaamacadda Galkayo University (GU) iyo Himilo Canada ayaa waxa uu qeyb ka yahay kulamo maalmahan ay yeelanayeen Himilo horey waxa ay ula kulmeen Ardeyda Jaamacadda Galkayo University (GU).
 
Nuuradiin Cismaan Maxamed (Abuuakram)
Nuuradiin5@hotmail.com or abuuakram1@gmail.com
Tell= 0025290-753825
Galkacio-Galmudug-Somalia

Kala Xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail:  hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com


COMMENTS-FIKRADAADA DHIIBO
Name*

Email*

Website*

Waftigii dowlada KMGHalkan ka Dhagayso
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State| Galkacyo| Hobyo| Ceelguula| Wasil| Bandiiradleey| Ceeldibir| Galinsoor| Bud Bud| Afbarwaaqo| Xingod| Bitaale | Galbarwaaqo|