|
Tacsi Allaha u Naxariistee waxaa dalka Turkiga ku geeriyooday C/qadir Cabdi Madoobe oo kamid ahaa dadkii lagu qarxiyay Muqdisho
Oct,16,2011
www.Hobyoradio.com


INNAA LILLAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN MARXUUM CABDULQAADIR CABDI MADOOBE OO KU GEERIYOODEY DALKA TURKIGA 15/10/2011
Allaha u naxariistee waxaa kugeeriyooday dalka Turkiga Cabdulqadir Cabdi Madoobe oo ku dhaawacmay qaraxii waxuushnimada ee lala eegtay ardaydii loo waday waxbarshada ee dalkaasi Turkiga, Falkaas ayaa waxaa gaystay kooxda Alshabaab. Hadaba waxaa tacsi loo dirayaa dhamaan ummada Somaliyeed iyo Eheladii uu ka tagay marxuum Cabdulqadir Cabdi Madoobe
Annagoo kala ah:-
Dr. Cumar Salaad Cilmi
Prof. Yaasiin Ducaale Kaahiye
Dr. Cabdulqaadir Shiikh Cali salaad
Dr. Maxamuud Ducaale Kaahiye
Dr. Jaamac Faarax Dakharre
Dr. Cumar Maxamed Caddow
General Cabdi Cawaale Qeybdiid
Dr. Maxamed Faarax Jimcaale
Prof. Maxamed Axmed Kaahiye
Cabdulqaadir Cali Salaad
Abshir cabdulqaadir Doolaaf
Cabdikariim Cilmi Khayre
Macallin Cabdulqaadir shiikh Xasan Jimcaale
Maxamed shiikh cabdullaahi shiikh nuur
Cabdullaahi Shiikh Cabdi Guuleed
Siciid Xasan Sabriye
Cumar mataan sabriye
Cali Mataan sabriye
Maxamed Cali Diini
Salaad Olbo
Cabdulqaadir cali gaas(Wadaad yare)
Kaaha Cali Dable
Cabdirashiik Jaamac ganey(kashiito)
Foos Maxamed Ganey
Nadiifa Cali Salaad
Faaduma Cabdulqaadir Doolaaf
Farxiya Cali Diini
Cabbaas Siciid Shiikh Cabdi
Dhammaan reer Shikh Xasan jimacaale Dhalac
Dhammaan reer shiikh cabdi Guuleed
Dhammaan reer Cali salaad nuur Cawaale
Mustaf Shire Cageey
Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa:-
Hooyo Siciido Cagaweyne
Naajiya shir wanaaje iyo carruurteeda
Caasha Cabdi Madoobe
Cali baashi Cabdi Madoobe
Maxamed Cabdi Madoobe
Axmed Nuur Cabdi Madoobe
Muxubbo Cabdi Madoobe
Kaafiya Cabdi Madoobe
Caanood Cabdi Madoobe
Arda Cabdi Madoobe
Abshiro Cabdi Madoobe
Aanisa Cabdulqaadir Cabdi madoobe
Waxaan ilaaheey uga baryeynaa inuu samir iyo iimaan naga wada siiyo isagana jannadii Firdawsa ahayd uu geeyo AAAAAAAAAMMMMMMIIIIIINNNN
Kala Xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail: hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com

|