Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |

Tacsi  C/QAADIR  CABDI MADOOBE oo ka mid ahaa dadkii Qaraxa ku waxyeeloobay  oo ku geeriyooday dalka Turkiga

Oct,16,2011 www.Hobyoradio.com

Tacsi  C/QAADIR  CABDI MADOOBE oo ka mid ahaa dadkii Qaraxa ku waxyeeloobay  oo ku geeriyooday dalka Turkiga

Anagoo kala ah:

Axm'ed Jimcaale(Dhoobane).        

Macalin max'ed jimcale-dhalac.
Muxyadin Macalin Cali
Sh cisman sh yusuf jimcale
Macalin cabdulqaadir sh xasan
Macalin-dheere Sh Xasan
C/risaaq sh Max`ud  `madluun''
Macalin c lahi sh yusuf.
C/casiis sh maxłd jimcale.
Bashiir-faroole sh max'ud
Xadiyo sh yusuf
Max'ed-sadaq muxyadin
Jacfar sh. C/raxman
Qaasin sh c'raxman
C /lahi Muxyadin Macalin
Cabdale sh C/raxman
C'naasir Muxyadin''aashito''
Burhan Gurey ashkir
C/qaadir muxyadin''mitum''
Sharma'arke muxyadin
Waxaan tacsi u diraynaa eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyoodeen allaha u naxariistee marxuum C/QAADIR  CABDI MADOOBE iyo Asad Cabdi Siciid oo ku geeriyooday dalka Turkiga kana mid ahaa dhaawacii dhawaan argagixisau ku qarxisay  Magaalada  Muqdisho. Ilaahay ha u naxariisto eheladii ay ka geeriyoodeena samir ha ka siiyo , dhaawaca kale ee soomaaliyeedna allaha caafiyo.

Kala Xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail:  hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com


COMMENTS-FIKRADAADA DHIIBO
Name*

Email*

Website*

Waftigii dowlada KMGHalkan ka Dhagayso
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State| Galkacyo| Hobyo| Ceelguula| Wasil| Bandiiradleey| Ceeldibir| Galinsoor| Bud Bud| Afbarwaaqo| Xingod| Bitaale | Galbarwaaqo|