|
Shuban biyood kadilacay M/Galkacyo & wasaarada caafimaadka Galmudug oo gargar caafimaad gaarsiisay.
Oct,18,2011
www.Hobyoradio.com


Shuban biyood kabiloowday xeryo qoxooti oo ku yaal galkacyo & wasaarada caafimaadka galmudug oo gargar caafimaad gaarsiisay.

















Wasaarada Caafimaadka Dowlad goboleedka Galmudug ayaa ku dhawaqday in cudurka shubanka uu ka dilaacay Magaalada Gaalkacyo siiba dhanka galmudug.
Xeryaha Qaxootiga magaaladaas ayaa laga soo sheegayaa in ay cudurkani u jiifaan dad aad u tiro badan oo u badan caruur iyo dad da’ ah, sida uu xaqiijiyay wasiir ku xigeenka wasaaada Caafimaadka Maamulkaasi.
Waxaa dadka dhibaateeysan gar gaar u fidiyay daqaatiir uu hogaaminayo wasiika caafimaadka galmudug aygoona geeyay agab dawooyina kana bilaabay daweeyn waxaana ka hoowl galay dhaqaatiir gaareeysa ilaa iyo shan dhaqtar iyo kalkaaliyayaal intaasi kabadan
Wasiika caafimaadka galmudug Dr xuseen shiiq nuur oo saxxafada kulahadlay xirada qaxootiga buula hiiraan ayaa sheegay inuu kadhashay cudurkaan suuliyadii halkaa ku yaalay oo gabi ahaan dumay waxuuna intaa kudaray ineey kala xisaab tamidoonaa cidii dhistay
Dr xuseen ayaa kamid ahaa dhaqaatiirta gar gaareeysay dadka la ildarnaa shuban biyoodka waxaadna ku arkeeysaan sawirada wasiirka oo gacntiisa ku daweeynaya caruur soomaaliyeed asagoona sheegay in wasaardiisa ay siiwadidoonto caawin u fidinta caafimaad ee goobahaasi ay kawadaan dhaqaatiita wasaarada caafimaadka eeb Galmudug
dad aad u farabadan ayaa lagu daweeyay kuwo kalana gacanta ayaa lagu hayaa oo waxaa dabiibaya wasaarada caafimaadka galmudug oo dawooyin iyo dhaqaatiir gaarsiisay goobaha shuban biyoodku kabiloowday ee xeryaha qoxootiga Gaalkacyo
sikataba ha ahaatee waxaa goobihii wali kusuga dhaqatiirtii caafimaadka oo wali kawada gargaaro bili aadntinimo
liibaan c/laahi faarax {qaran}
libaanqaran10@hotmail.com
Kala Xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail: hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com

|