Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |

Tacsi kusocota eheladii ay ka tageen C/QAADIR  CABDI MADOOBE iyo ASAD CABDI SICIID oo kamid ahaa dadkii lagu qarxiayay Muqdisho

Oct,18,2011 www.Hobyoradio.com


Tacsi kusocota eheladii ay ka tageen
C/QAADIR  CABDI MADOOBE iyo ASAD CABDI SICIID

Anagoo kala ah:

Maxamed Yuusuf Xaash (Bakayle Qabax)
Raage Xaaji Dhoore
Axmed-Daahir Cabdikariin Nuur
Waxaan tacsi u diraynaa eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyoodeen allaha u naxariistee marxuum C/QAADIR  CABDI MADOOBE iyo ASAD CABDI SICIID oo ku geeriyooday dalka Turkiga kana mid ahaa dhaawacii dhawaan argagixisau ku qarxisay  Magaalada  Muqdisho. Ilaahay ha u naxariisto eheladii ay ka geeriyoodeena samir ha ka siiyo , dhaawaca kale ee soomaaliyeedna allaha caafiyo.

Kala Xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail:  hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com


COMMENTS-FIKRADAADA DHIIBO
Name*

Email*

Website*

Waftigii dowlada KMGHalkan ka Dhagayso
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State| Galkacyo| Hobyo| Ceelguula| Wasil| Bandiiradleey| Ceeldibir| Galinsoor| Bud Bud| Afbarwaaqo| Xingod| Bitaale | Galbarwaaqo|