|
Wasiirka Gaashaan Dhiga, Kan Dibada iyo xildhibaano oo Kenyaati ah oo Maanta Muqdisho soo Gaaray.
Oct,18,2011
www.Hobyoradio.com


Wasiirka Gaashaan Dhiga, Kan Dibada iyo xildhibaano oo Kenyaati ah oo Maanta Muqdisho soo Gaaray.
Waxaa Barqanimadii Maanta Garoonka Magaalada Muqdisho Ka soo Dagay Mas uuliin sar sare oo ka tirsan Dowlada Dalka kenya ayagoona garoona Aadan cade Loogu soo Dhaweeyay si Heer Saro ah.
Mas uuliyiinta Keenyaatiga ah Ee Maanta Muqdisho soo Gaartay Waxaa Kamid ah Wasiirka Gaashaan dhiga Wasiirka arimaha Dibada Kenya Qaar Kamid ah Xildhibaanada Dalkaasi iyo Madax Kale oo La socotay ayagoona Durbadiiba ugud bay xarunta madax Tooyada Soomaaliya.
Wararka Laga Helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in ay Kulamo La Qaadanayaan Madaxweyne Shariif,Gudoomiye Shariif xasan,iyo Raisul Wasaare Gaas ayagoona Wali Kusugan xafiiska Madaxtooyada Kulankooduna uu Wali ka soconoyo.
Lama Oga safarkaan deg dega ah Ee Mas uuliyinta Kenya ay Muqdisho ku yimaadeen iyo wax Yaabaha ay ka hadlayaan waxaana la Tilmaamay in ay Kawada hadlayaan arinta Kooxda al shabaab iyo Sida ay Dowlaad kenya iyo Tan somalia iskaaga kaa shan Lahaayeen sidii Dalka soomaaliya Loogaga sifeyn lahaa.
Xafiiska radio Hobyo Ee Muqdisho.
Kala Xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail: hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com

|