Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |

War Deg Deg ah Qarax Xoogan oo Daqiiqado Ka hor ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Dhaawaca iyo Dhimashada oo la dal dalayo.

Oct,18,2011 www.Hobyoradio.com

War Deg Deg ah Qarax Xoogan oo Daqiiqado Ka hor ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Dhaawaca iyo Dhimashada oo la dal dalayo.

Waxaa Daqiiqado ka Hor Qarax Xoogan uu ka dhacay Magaalada Muqdisho Gar ahaan inta Udhaxeysa Isgoyska Soobe iyo isgoyska Banaadir Halkaasi oo ka dhacay Qarax aad Uxoogan oo Qasaaro Kala Duwan Geystay.

Waxaa Sida Warka Ku Helnay ay sheegaayan in Halka uu Qarax Ka dhacay La soo dhigay Gaari Nuuca Raaxadaha oo Laga soo Buuxshay wax Yaabaha Qarxa Dabadeedna Loo Taabtay Romuud Koontaroolka oo Dad Badani ay Ku dhinteen Walina la Daad Gureynayo Dhaawacyaad Kala Duwan ee Qaraxaasi ka dhashay.

Markii uu Qaraxa Dhacay ayaa Durbaba waxaa bilowday Daad Gureynayay Dadkli dhaawacyaad halista ah ka soo Gaartay ayadoona ay Jiraan Kuwa Kale oo Dhimasho ah oo Goobta Laga Qaaday Balse ma Jirto Tiro Rasmi ah oo cadeyneysa inta Geeriyootay iyo inta Ku dhaawacmatay.

Goobta uu Qaraxa ka dhacay waxaa Durbaba Gaaray Gawaarida ambalaasta ayadoona Gawarida ambalaasta ay Qaaday Tiro aad Ubadan oo dhaawac iyo Dhimahso waxaana sidoo kale Goobtaa ad Usoo Buux Dhaafiyay Dad weyne aad Ubadan oo usoo daawasho Tagay in ay Ogaadaan Waxa Meesha Ka dhacay iyo Dad kale oo Baadi Goob ugu jira in ay Qasaaro soo Gaartay Dad ay Yaqanaan .

Halka uu qaraxa ka dhacay ayaa ah Meel Suuq ah Oo Gawaridana ay Maraan waaxana Waqtigaan Wali Socdo Daad Gureynayaa Dadkii Wax Yeelada ka soo Gaartay Hadaba Wixii Ku soo Kordha Qaasarahaasi Kala soco radio hobyo Xafiiskisia Magaalada Muqdisho.

Xafiiska radio Hobyo Ee Muqdisho

Kala Xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail:  hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com


COMMENTS-FIKRADAADA DHIIBO
Name*

Email*

Website*

Waftigii dowlada KMGHalkan ka Dhagayso
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State| Galkacyo| Hobyo| Ceelguula| Wasil| Bandiiradleey| Ceeldibir| Galinsoor| Bud Bud| Afbarwaaqo| Xingod| Bitaale | Galbarwaaqo|