|
TACSI. Wasiiradii hore ee Ganacsiga Galmudug Drs. Casho Sh. Cabdirahman oo ku geeriyootay magaladda Stockhohm ee dalka Sweden
Oct,18,2011
www.Hobyoradio.com


Inaa Lilaahi Wa-inaa Ilayhi Raajicuun Allaha u naxariistee waxaa maanta oo bishu tahay 19 Oktobar,2011 magalada Stockholm ee dalka Sweden ku geeriyootay wasiiradii Ganacsiga ee xukuumadii Prof. Max'ed Warsame Kiimiko, Drs. Casha Sh. C/rahman Sh. Nuur.
Waxaan halkaanTacsi tiiraanyo leh uga Diraynaa dhamaan Eheladii ay ka geeriyootay Caasho Sheekh Cabdi Raxmaan Sh. Nuur kuna geeriyootay wadanka Sweden.19 Oktober 2011 Waxaan tacsi gaara u diraynaa Qoyska Reer Sheekh Cabdi Raxmaan Saygeedii Xassan Bidaar Iyo dhamaanba eheladakale oo ay katagtay marxuumadu samir iyo iimaan allaha kasiiyo,marxuumadana janadii firdowsa ka waraabiyo aaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiin.
Anagoo ah
Macalim Siciid Xasan Cilmi
Sh. Muxyadiin Xasan Ayaanle
Sh:Maxamuud Cabdi Sabriye
Sh: Mohamed M Said Jama
Sh: Cismaan Shi Cali Naaleeye
Shi. muxyadiin maxamud xirsi
Sh: Abdi Farah Cirbad
Sh: Axmed Nuur Cabdikarim
Axmed Cabdi kariim
Casbaas Sh.Siciid Cabdi
Muxyadiin Sh.Siciid Cabdi
Qasim Adam Abdi
Abdulkadir Axmed Shi
Ali maxamed Farax Cirbad
Abdi nuur Macalin Xasan
Macalim Mohamed Abdullahi
Sh: Cabdi Nuur m abdulqadir
Bashiir dhajac jimcaale
Macalin Abukar Sh Ali Cilmi
Macalim Mahad Sh: Ahmed
Mahamud Cisman Yusuf
Macalim Bashir Sh Maxamed M
Sh: Daahir walde
Shi Daahir Maxamud
Sh. Cabdiraxim Xaashi Cali
Sh: Cabdiraxman Maxamud Sh:
Macalim Muuse Caateeye
Macalim Cabdulqadir Cali Siyaad
Ahmed Mahamud Farah
Khaliif Ahmed Naaleeye
Sh: Cali xaashi
Mahamud Axmed Madoobe
Bashiir Cabdulaahi Weheliye
Cali Daahir Maxamad Sabriye
Cabdi Siciid Yusuf Kulmiye
Cabdulqaadir Kadawo
Cismaan Yusuf Kulmiye
Bashiir Siciid Baaruud
Maxamud Cismaan Yuusuf
Farxan Xirsi diirshe
Xassan Cali Faarax
Iman Diriye Jimcale
Macalim Bashiir Ahmed Salad
Sowda shi cali Yare
Sucdi maxamed shi
Ardo Maxamed Sh:
Safiyo shi cabdi raxman
Shukri xuseen shire
Shukri cisman yuusuf
Ido cilmi dheere
Jamad Cabdilahi weheliye
Nimco Cumur rooraye
maryan yuusuf kulmiye
Abshiro Yuusuf kulmiye
Xakiibo maxamud faarax
Sacdiyo Adan Faarax
Hibo tahaliil xasan Fanax
Nuuro warsame Faarax
Kaafiyo cismaan
Sahro cali maxamud
Sahro cabdi caagane
Deeqo siciid Cilmi Faradar
Maryan shi Cali cilmi Yare
Waris axmed cilmi weheliye
Caasilo Cabdi Cilmi weheliye
Caasho Cilmi Ereg
Amino Adan dulyar
Fadumo maalin guur
Fartuun Axmed yuusuf
Sahro Axmed Yuusuf
Sucdi Cabdi Xirsi
Mulki Cabdi Xirsi
Sowda Cabdi Xirsi
Muxubo Cabdi Madoobe
Kaakiyo Cabdi Madoobe
Ruqiyo Shi Axmed Sh. Yuusuf
Fahmo Shi C/dulahi indhayare
Xabiibo Cabdi Jaamac indhayare
Xabiibo Cali Warsame
Dhamaan waxay tacsi u dirayaan ehelelkii iyo qaraabadii ay ka Geeriyootay allaha u naxariiistee marxuumad Caasho Sheekh Cabdi Raxmaan Sh: Nuur Waxay leeyihiin Janadii allaha ka Waraabiyo intii ay ka geeriyootayna Samir iyo iimaan Waasac ah allaha ka siiyo aamiin,
Kala Xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail: hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com

|