|
Tacsi Allaha u naxariistee waxaa dalka Turkiga kugeeriyooday Cabdulqaadir Cabdi Madoobe.
Oct,20,2011
www.Hobyoradio.com


Gudoomiyaha Jaamicadda Mudug Universiry ee magaalada Gaallkacyo ee Ismaamul goboleedka Galmudug State Pro.Hussein Salaad Wehelie,
Caaqil Maxamed Xaaji Ereg
Sheekh Muxiiyadiin Yusuf Barre.
Sheekh Maxamed Cabdi Xersi
Nabadoon Mxamuud Jaamac Siyaad
Sheekh Cali Xassan Nuur weheliye
Caaqil Cali Mcalim Saciid.
Caaqil Cawil Salaad ducaale
Gudoomiya Cali Ducaale Kaahiye
Guddiga Odayaasha Jaamicadda Mudug University
Profesorada Jaamicadda, Ardada iyo shaqaalaha Jaamicadda waxay taci tiiraanyo xanbaarsan u dirayaan geerdii ku timid Maxauum Cabdulqaadir Cabdi Madoobe oo ku geeriyooday dalka Turkiga, waxayna ilaahay uga baryayaan inuu janadii Fardowsa ahayd uuu ka waraabiyo eheladiisiina samir iyo iimaan ugu nasteexeeyo. AAmiin AAmiin
Kala Xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail: hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com

|