Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |

Tacsi kusocota eheladii ay ka geeriyootay Drs. Casha Sh.C/rahman

Oct,20,2011 www.Hobyoradio.com

TACSI 

waxaa halkan tacsi tiiraanyo leh kadiraya (ururka ardayda galmudug ee qaarada aasayiya) waxayna udirayaan ehelkii , qaraabadii iyo asaxaabtii ay ka geeriyooday allaha u naxariistee marrxuumad Ex Waziiradii Ganacsiga Galmudug Mrwo: Caasho Sh.c/raxmaan Sh.nuur oo ku geeriyootay 19, October , 2011 magalada Stockholm ee dalka Sweden iyo Asad Cabdi Siid SH.cali
 
waxaa tacsida diraya dadka kala ah:

1.     Sh.cali xassan guure

2. maxamed c/laahi cali wardheere

3. cunar m.saciid cabdille xassan

4. siciid faarax diiriye

5. shaafici malin muxyadiin

6. maxamed cali afrax

7. c/rizaaq cali maxamed guure

8. maxamed daahir cabdi

9. maxamed cabdi cali cumar

10.  abshir warsame maxamuud wardheere

11.  c/qaadir muuse xassan qaadirayste

12.  maxamed c/lahi ibraahim cawaale

13.  liibaan maxamed cali

14.  c/fitaax c/laahi shiikh doon

15.  yuunis maxamuud barre gurey

16.  maxamuun maxamed xaaji ereg

17.  cali khaliif warsame

18.  shaafici m.c/qaadir maxemed gaadi jiicle

19.  maxamed muxyadiin (shoob

iyo dhamaan xunnaha ururka meelkasta oo ay joogaan
     waxaan sigaar ah tacsi u aarsiinaynaa dhamaan qoyska reer Sh.c/raxmaan sh.nuur,,, ree Sh.cali Cilmi Wardoon iyo dadkii isda gaarka asaxaabta u haayeen

waxaan sigaar ah tacsi tiiran  yaleh udirayah aniga oo ah Maxamed C/laahi Cali Wardheere waxaan leeyahay Caasho waxaa lagu xasuusan doonaa taakuladii dadka dhiban ayido in badan ka shaqaynaysay hormarinta dadka reer galmudug iyo akhlaaqdii wanaagsanayd ee lagu ayaqaanay waxaan leeyahy   dhamaanteenna samir iyo iimaan hanaga siiyo iyadana axariistii jano allaha ka waraabiyo  amiiin amiiiin amiiiin

 

Kala Xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail:  hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com


COMMENTS-FIKRADAADA DHIIBO
Name*

Email*

Website*

Waftigii dowlada KMGHalkan ka Dhagayso
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State| Galkacyo| Hobyo| Ceelguula| Wasil| Bandiiradleey| Ceeldibir| Galinsoor| Bud Bud| Afbarwaaqo| Xingod| Bitaale | Galbarwaaqo|