|
Fadlan ka qaybqaado dhismaha iskuulka QARQOORA
Oct,23,2011
www.Hobyoradio.com


Fadlan ka qaybqaado dhismaha iskuulka QARQOORA
Waxaa deegaanka Qarqoora laga hirgaliyey iskoolkii ugu horeeyay, oo dhismihiisu hadda gaba-gabo marayo, waxaana hirgaliyey Jaaliyadda reer Galmudug ee Uk. ayagoo lakaashanaya Jaaliyadaha kale ee kasoo jeeda Galmudug, ee USA iyo Canada. dhismuhu wuxuu ka kooban yahay 3, qol iyo barsad Sida aad sawiradda ka aragtaan. Qarqoora waxay gaalkacyo ujirtaa 20km, dhanka Afbarwaaqo, waana tuulo qadiimi ah, laakiin xaga horumarka aad uga dambeysa tuulooyinka kale ee Galmudug.
Hadaba waxaa laga codsanayaa Qurba joogta reer Galmudug meelkasta oo ay joogaan iney kaqeyb qaataan dhameystirka iskoolkaas. si aan jahliga uga saarno bulshadeena.
Wixii faah-faahin ah, kala xiiriir Jaaliyadda reer Galmudug ee UK,








Waa munaasabadii dhagaxdhiga dugsiga Qarqoora

Haji Cabdullahi, London,UK
amsabriye@hotmail.com
Kala Xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail: hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com

|