Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |

Raisul Wasaaeraha soomaaliya oo Maanta xariga Ka Jaray Ololaha Talaalka Caruurta oo Muqdisho ka Bilaabanaya.

Oct,25,2011 www.Hobyoradio.com

Raisul Wasaaeraha soomaaliya oo Maanta xariga Ka Jaray Ololaha Talaalka Caruurta oo Muqdisho ka Bilaabanaya.

Xaflada Si Heer Sare ah Loo Soo agaasimay isla Markaan ay ka soo qeyb Galeen hey’ada Caafimada Ee Magaalada Muqdisho Kusugan ayadoona xafladaasi Lagu Qabtay Isbitaalka hooyada iyo dhalaanka Ee Banaadir.

Xaflada ayaa Ugu Horeyn waxaa Ka Hadlay agaasimaha isbitaalka Banaadir Luul oo sheegtay in Caruur Cudurada kala duwan Qabta ay si aad usoo Badanyaan oo Malin Walba isbiatalka Lakeeno Caruur Qabta Cudurada ay kamid yihiin Jadeecada iyo kuwa kale oo Badan.

Intaasi kadib Waxaa xaflada Furitaanka ololaha Talaalka Ka hadlay Raisul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Dr C/wali Maxamed Cali Gaas oo sheegay in loo Baahan yahay in Lala Tacaalo Caruurta soomaaliyeed loona Baahan yahay inla siiyo Talaalka caruurta oo afka laga siiyo caruurta.

c/wali Gaas ayaa Meesha Xariga kaga jaray In La Bilaabo Talaalka Caruurta oo isla Goobta uu Raisul Wasaaraha uu caruur Yar uu siiyay Talaalka caruurta oo min sadex dhibic uu afka ugu shubay ayadoona wixii maanta ka dambeeyana uu Si Toos ah ubilaabanay Talaalka caruurta Ee Magaalada Muqdisho.

Caasimada Soomaaliya Ee Muqdisho Waxaa Ku Nool Caruur aad Ubadan oo Cuduro Kala duwan Qabta ayadoona inta Badan ay caruurta inta isku Neefsada uu Midba Kan kale ugud biyo Jiradii uu qabay.

Kala Xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail:  hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com


COMMENTS-FIKRADAADA DHIIBO
Name*

Email*

Website*

Waftigii dowlada KMGHalkan ka Dhagayso
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State| Galkacyo| Hobyo| Ceelguula| Wasil| Bandiiradleey| Ceeldibir| Galinsoor| Bud Bud| Afbarwaaqo| Xingod| Bitaale | Galbarwaaqo|