Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |

Soo dhaweynta madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug G/lle sare Max'ed Ahmed Caalin ee magaladda Minneapolis, gobolka Minnesota

Oct,3,2011 www.Hobyoradio.com

 

Waxaa booqasho rasmi ah ku imaanaya dalka Maraykan Madaxweyne Caalin, Hadaba dadweynaha Somaliyeed iyo dadka Galmudug waxaa la ogaysiinayaa inay xafladda Soo dhaweynta madaxweynaha ay dhacayso 15 Octobar,2011 saacadu markay tahay 6:pm to 10:00pm goobta Convention Centerka Minneapolis (Xarunta shirarka ee Minneapolis)

Kala Xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail:  hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com


COMMENTS-FIKRADAADA DHIIBO
Name*

Email*

Website*

Waftigii dowlada KMGHalkan ka Dhagayso
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State| Galkacyo| Hobyo| Ceelguula| Wasil| Bandiiradleey| Ceeldibir| Galinsoor| Bud Bud| Afbarwaaqo| Xingod| Bitaale | Galbarwaaqo|