Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |

Ururka isbahaysiga umadda Soomaaliyeed ee Sweden (Somaliska riksförbundet i Sverige) oo cambaareeyey falkii xasuuqa ahaa.

Oct,5,2011 www.Hobyoradio.com

Ururka isbahaysiga umadda Soomaaliyeed ee Sweden (Somaliska riksförbundet i Sverige) oo cambaareeyey falkii xasuuqa ahaa ee ka dhacay magaalada Muqdisho

Warsaxaafadeed

Ururka  isbahaysiga umadda Soomaliyeed ee Sweden  wuxuu  tacsi u dirayaa dhamaan umadda Soomaaliyeed gaar ahaan qoysaskii iyo ehaladdii ay kaga geeriyoodeen iyo kuwii  ay kaga dhaacmeen qarixii naxariisdarada ahaa ee ka dhacay  magaalada Muqdisho maanta , wuxaana Alle uga baryayaa dadkii ku geeriyooday dambi dhaaf iyo naxariis, dadkii ku dhaawacmayna caafimaad   aamiin!!!!

Sidoo kale ururku wuxuu si  kulul u cambaareynayaa falkaa naxariis darada ah ee lagu xasuuqay  shacabka Soomaaliyeed.

Ibrahim Nur

Xoghayaha warfaafinta

Ururka Isbahaysiga

Kala Xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail:  hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com


COMMENTS-FIKRADAADA DHIIBO
Name*

Email*

Website*

Waftigii dowlada KMGHalkan ka Dhagayso
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State| Galkacyo| Hobyo| Ceelguula| Wasil| Bandiiradleey| Ceeldibir| Galinsoor| Bud Bud| Afbarwaaqo| Xingod| Bitaale | Galbarwaaqo|