|
Ogaysiis kusocda jaaliyadda Somaliyeed ee Stockholm,Sweden
Oct,8,2011
www.Hobyoradio.com


Ogaysiis kusocda jaaliyadda Somaliyeed ee Stockholm,Sweden
Ururka Nabada iyo hormarinta somaliyeed fariciisa sweden & ururka waalidiinta & macalimiinta waxay OGAYSIINAYAAN dhamaan ummadda Somaaliyeed ee ku nool Stockholm & nawaaxigeda inay kasoo qaybgalaan kulan Balaran oo ay ugu samanayaan duco & taakulayn Shacabkii somaliyeed ee abriyada ahaa oo ay si waxshinimo ah u xasuqeen Cadowga somaliyeed ee arxan laawayaasha Al-Shabaab ilaahay musiibo uusan midna ka reebin samada ha uga keenee.
Goobta la gu kulmayo waa Tensta Träff, maalinta Axada 2011-10-09 saacada 17:00-20:00.
Kala Xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail: hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com

|