![]() |
||||||||
|
|
||||||||
|
Sha’ab
Primary
and
Secondary
School.
Fadlan
ka qayb
qaado
dhismaha
iskuulka
Ashacab.
Oct,9,2007 www.Hobyoradio.com Sha’ab Primary and Secondary School. Fadlan ka qayb qaado dhismaha iskuulka Ashacab. 62362171/ 62384411/ 62360803 Galcaio-Somalia Waxaa laga codsanayaa Walaalaha kasoo jeeda Deegaanka Galmudug State inay ka qayb qaataan dhismaha Iskuulka Hose/Dhexe/Sare ee AShacab meel kasta oo ay joogaan: Codsi Kaalmeyn ah Iskuulka Hose/Dhexe/ Sare ee Ashacab oo ku socda walaalaha khayrka Jecel uu ku nool dunida daafaheedadda kala duwan.
Walaalaha waxaa si naxariis leh looga codsanayaa in ay qeyb lixaad leh ka qaataan Dhismaha Dugsigii sare ee Gaalkacyo laga wadey, kasoo meeshii uga darneyd maraya. Waxaan si gaar ah ugu mahad celineynaa walaalihii Maalkooda u horey kana qeyb qaatey hirgalinta dhismahaas, kuwa kalena waxaan ka codsaneynaa iney isku dhiiri galiyaan sidii dhismahaas Schoolka Asha’ab loo dhameystiri lahaa; Mashruuca oo ah mid weyn oo ay ujeedada tabarucaadka uu yahay jeebkaga ka qaad jeebka walaalkaa ku shub’
Walaalayaal, waad ogtihiin in dawlad iyo hay’ad dadkaas wax u qabaneysa in aysan jirin oo kaliyah ay sugayaan waxii walaalhooda uga yimaada kaliyah, marka yaan la daawane mashruuca halaga qeybgalo inta ka dhimanah aan ku dadaalno sidii loo dhameystiri lahaa.
Ugu dambeys waxaan codsaneynaa; walaalihii horey uga qeybgalyney Allaha ajar iyo xasanaat ka siiyo kuwa aan wali jeebka gacanta galinah in ay kheyrka la wadagaan walaalahooda reer Mudug oo nolosha laga tiiriyo dadkaas,.
Walaalaha qofkii raba warbixin dheeraad ah waxaan ku dheerl galinayaa inuu daawado sawirada schoolka iyo ilaa iyo hada Horumarka laga gaarey hawshaas, Schoolka dhismihii waa sicdaa lakiin waxbarashado meel kale oo ijaar ah ayey ku sii socotaa number fara badan oo ardo ah ayaa ilaa iyo hada dhigata.
“Sadaqada waxaa ugu kheyr badan midi la la baxo bisha ramadaan gudihiisa- iyo midi lagu sadaqeysto Eheladaada iyo dadkaaga marka aan ku dadaalno sidii aan taburacaas uga qebgali laheyn. Wa bilaahi Al-tawfiiq - Walaalhu min waraa Al-qasdi - Walaahi Waliyo Al-tawiiq Ururka Samafalka Himilo – Canada W/d. Abdullahi S Ali Hobyo Radio News Media |
||||||||
|
Contact: hobyoradio@gmail.com |
||||||||