Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |
Hees cusub GUULBAY HORSEDEEN GALMUDUG  waxaa ku luuqaynaya Fanaanka weyn  Max’ed Xasan Xuseen  Lafoole  iyo Fanaanada Codka macaan Fartuum Max’ed Cumar.

Nov,12,2010 www.Hobyoradio.com

Dhagayso wararki Idacada Hobyo ee May,18,2010 Dhagayso

Halkan ka  Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula Dhagayso

Halkan ka dhagayso gudbooyinkii laga jeediyay dhagaxdhiga Jaamacada Mudug ee Galmudug Dhagayso wararkii Idaacada Hobyo ee Jan,19,2010 Dhagayso

Hees cusub GUULBAY HORSEDEEN GALMUDUG  waxaa ku luuqaynaya Fanaanka weyn  Max’ed Xasan Xuseen  Lafoole  iyo Fanaanada Codka macaan Fartuum Max’ed Cumar.  Halkan ka dhagayso

Heestan macaan waxaa ku luuqaynaya fanaanka Lafoole iyo fanaanada Fartuun Cumar, Waxaa  curiyay  abwaan Cabdi  Ducale (Gulaan) laxankii Max’ed iyo muusigii ahmed Saalax Qaasim Soo saaridii Miski Ahmed Nuur  iyo Shuri Soomaliweyn, Studiyaha Abukeey1 ee dalka Sweden

Hadaan nahay bahda warbaahinta  Hobyo  dhamaanteen waxaa u mahadcelinaynaa Abwaanka Cabdi Du’caale,  Fanaaniinta  Max’ed Xasan Xuseen Lafoole iyo Fartuun Cumar, Fanaanka qadka dhexe Dahir,  Laxamiiste Max’ed, Musikada Ahmed Salax Qaasin, soo saarayasha Miski iyo Shugri iyo istuudiyaha  Abukeey1. BY. C/aziz Xogolof

C/aziz Xogolof

San Diego, California

xogolof@hotmail.com


 
 
Shir U dhexeeyey Masuuliyiinta Galmudug iyo Haayada Qaramada Midoobay ee UNOCHA ,UNDP, WFP, UNHCR,Iyo FAO oo Kadahacay Magaalada Gaalkacyo. Daawo Sawirada
Roobab Lagu Diirsaday oo Kada' ay Gobolada Galmudug xili Kulaal ba an laga dareemayey Waqtiyadii Ugu Danbayey. Daawo Sawirada
Saxafiyiinta Gobolka Mudug oo Canbaareeyey Talaabiiyin kabaxsan Anshaxa saxafada oo ay baryihii lasoodhafay Kukacayeen Idacaddo Kuyal Waqooyiga GalkacyoApril,13,2010
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Galmudug oo Kadib  kulan ay kuqaateen Xarunta Madaxtooyada Wafdi heer Wasiiro ah U diraya Gobolada  ay Abaaruhu Saameeyeen April,13,2010
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State|