![]() |
||
|
|
||
|
Magaaladda Gaalkacyo Oo Maanta Si Wanaagsan looga ciiday Ciidul Adxa,
Dec,20,2007 www.Hobyoradio.com
Daweynaha ku dhaqan magaalda galakcyo e xarunta gal-M-mudug State ayaa manta si wanaagsan u ciiday maunaasabda ciidul adaxada in kasta oo ay jiraan dad aan manta ciidin oo ku doodaya in aysan ciid u hayn balse ay maalinimada bari ah utahay ciida ayaa hdana masaajidyo waa weyn oo caan ka ah magaalda galakcyo waxaa laga qaadayay takbiirta ciida aydoona ay ku tukadeen kumanaan dadweyne ah oo aad ufarxsan.
Dawynaha reer galakcyo ayaa iskugu hanbalyaynaya ciida aydoo sidoo kale idaacadha magaalda ku dhex yaaal ay baahinayaan takbiirta iyo waliba barnaamijyada loogu tala galay ciida taasoo dagaystayaashuna ay qadadka telfoonka uga qayb qaadanayaan barnaamijyadaas oo ay salaamayaan eheladooda ku kala nool dunadi daafeheeda. Ma jirin manta meel fagaare ah oo lagu tukaday ciida iyo masuul ka tirsan maamulka gal-mudug oo warbaahinta kala hadlayay shacbka taasoo ku tusinaysa in uu jiro khilaaf dhinaca ciida ah oo la filayo maalinimada bari ah in ay masu’uliyiinta gal-mudug ka qayb qaataan ciidul adxada taasoo lagu wado in barxado waa wayn lagu qabto munaasabdo in kasata oo ciidaan tahay mid soconaysaa mdudo’sedex bari ah ayaa dhamaan shacbka reer galakcyo aad ugu farxsan yihiin ciidaan aydoo sdii kale shacbku ay walaac ka muujinayaan khilaafka weyn ee ka dhex jira culimada diinta ee ah munaasabda ciida o int badan ay dhacdo is faham waaga xilig ciida taasoo shacabku ay ugu baaqeen culimada in ay arimaahas ka waan toobaan isku midna ka noqdaan munaasabdaha ciidaha ee loo baahan yahay in alle tuuga la badiyo.
Hadii aan nahay bahda habyoradio waxaan leenahay dhamaan shacuubta islaamka meel kasta oo ay joogaan ciid wanaagsan. Cabdalla Max’d cabdille Xaafiiska hobyoradio Galkacyo, Gal-Mudug State of SOMalia, Mobail:002521 62270923 Hobyo Radio News Media |
||
|
Contact: hobyoradio@gmail.com |
||