![]() |
||
|
|
||
|
Carwo Alpha Electronics & Stationery waxa ay kuu haysaa Qalab Casri ah iyo Qiimo jaban Feb,15,2009 www.Hobyoradio.com Carwo Alpha Electronics & Stationery waxa ay kuu haysaa Qalab Casri ah iyo Qiimo jaban.
Waxaa dhawaan laga furay Magaalada Maalkacyo ee xarun Goboleedka Galmudug Carwo Caalami ah oo laga helayo dhamaanba qalabka Electironicga ah Carwo Alpha Electronics & Stationery ayaa ah carwo nooceeda ah tii ugu horaysay oo laga furo Magaalada Gaalkacyo.
Marka aad dhex maquurto Carwo Alpha ayaa durba indhahaagu qabanayaan qalab Electronics caynba cayn ah sida mobailada Gacnta oo noocii ugu danbeeyay iyo dooqaagaba ah, Cumputero Casri ah oo caynkoodaba aan la arag,mp3 loogu tal agalay dhagaysiga qu’aanka axaathiita iyo muxaadrooyinka kama marna oo anaashiida ayaad ku dhagaysan kartaa sidoo kale Carwo Alpha waxaad ka helaysaa saacadaha noocyadooda kala duwan oo aad uqurux badan .
Waxaa intaasi dheer farsamda dhamaanba qalabka ciladdu kaa Gashay ee ElectronicskaK ayaad ugaysanaysaa Carwo Alpha Electronics &Stationery oo uu kuugu diyaar yahay injineer ilaahay siiyay aqoonteeda.
Hadaba Maamulka Carwo Alpha Electronics & Stationery waxa uu dhamaanba shacabka Gobolka Mudug iyo nawaaxigiisaba ku soo dhaweynayaa Gacmo furan iyo qiimo jaban Carwo Alpha Electronics &Stationery waxa ay ku taala wada Astaan hobyo ee Magaalada Gaalkacy dhanka qorax udhaca waxa ay ka saran tahay masjidka Ahlu sunna
Wixii faah faahin ah kala xiriir maamulka Carwo Alpha Electronics &Stationery Macalin Daahir Cilmi Ama Telle: + 2525 857878 :+ 2525 313939 Mobail: + 25290 795554 : + 25290 752005
Xaafiiska Hobyoradio Galkacyo GalMudug State SOMalia + 25290 752260
Hobyo Radio News Media |
||
|
Contact: hobyoradio@gmail.com |
||