![]() |
||
|
|
||
|
Jaaliyadda Galmudug Ee Dalka Norwey Oo Deeq lacageed Soo Gaarsiiyay Gudididga dhaqaalaha Ee dawlada Galmudug State.
Feb,15,2008 www.Hobyoradio.com
Aydoo la wada rumaysan yahay in dawlad goboleedka Gal-Mudug State ee xarunteedu tahay magaalada gaalkacyo ay ku talaabsatay hor umar dhaninacyo baddan ayna ka mid tahay dhanka nabad galyada oo meelo dhibaato xagga amni daro ah ay ka jireen ay hada yihiin goobo nabad galyadooda la isku halayn karo waxaa sidoo kale ay Galmudug ku guulaysatay in dhanka nadaafadda qaybo badan oo ka tirsan magaalada gaalkacyo ay bilicdeeda dib usoo celiyeen iydoona canshuur uruurintu ay ay garab socoto.
Madaxa Gudiga Maaliyada Galmudug Cabdul Jamac Dharas
Cabdalla Max’ed Cabdalle Hobyoradio Galkacyo, Gal-Mudug State SOMalia, Mobail:002521 62270923 Gudoomiayaha Guddiga Dhaqaalaha Gal-mudug Mobail:002521 750340 ==============.
Geedi, Ina Yeey, Mufsin ka Itoobiya???
Hobyo Radio News Media |
||
|
Contact: hobyoradio@hotmail.com |
||