Golaha Baarlamanka Dowlad gobaledka Galmudug oo karbixiyay wixii u qabsoomay tan iyo markii Dhidabada lootaagay.

Feb,18,2010 www.Hobyoradio.com

Dhagayso wararki Idaacada Hobyo ee Feb,18,2010 Dhagayso

Golaha Baarlamanka Dowlad gobaledka Galmudug oo karbixiyay wixii u qabsoomay tan iyo markii Dhidabada lootaagay.
 

 
Tan iyo markii Ladhisay Golaha Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa waxa ay kawarbixiyeen wixii u qabsoomay Tan iyo markii Ladhisay ilaa maanta.

Waxqabadka Golaha Baarlamanka ayaa Idacadda Hobyo ugu warbixiyay Cali Baashi Jimcaale {Abtidoon} oo ah Xildhibaan Katirsan Golaha Baarlamanka Dawlad Gobaledka Galmudug, waxa uu Sheegay inay waxbadan Qabteen tan iyo markii ladhisay Baarlamaanka Galmudug Asagoo Arimahaas Kahadlaya waxa uu Yiri" wax badan ayaa Nooqabsoomay ayadoo waxbadan aan Qabanay oo ay Ugu horayso Kordhintii aan Usamaynay Madaxwaynaha Dawlada Gobaledka Galmudug oo ahayd markii uu Nasoo Hordhigay Qaraar ah in lakordhiyo Wasiirada Galmudug oo lagu Daro 5wasiir Taasina aan aqbalnay waxa qabadka aan qabanay aad ayay u farabadanyihii Waxaana Lagaxusikaraa midaas aan sheegay"
 
Sidookale Xildhibaan Cali Baashi Jimcaale {Abtidoon} waxa uu Yiri" waa in Shacabka Reer Galmudug Ay u Kacaan Taageeraha Dowlad Gobaleedka Galmudug Dhamaan Reer Galmudug waxaan Ugu Baqayaa In maamulka Lala shaqeeyo"
 
Ugu Danbaytii Waa Markii Ugu Horaysay Xildhibaan Katirsan Golaha Baarlamaanka Galmudug uu Kawarbixiyo Wax qabadkoodii Tan iyo Markii Ladhisay Xukuumada uu hugaamiyo Madaxwaynaha Galmudug Maxamed Axmed Caalin.
 
Wariye Duraan Maxamed Maxamud
Hobyo Radio Galkacyo Galmudug State Somalia

 

Daawo Video laga soo duubay


 

Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@gmail.com