![]() |
|
![]() |
|
|
||
|
Abwaan-Abshir Bacadlle Halyeey Somaaliyeed. khamiis,Feb,22,2007 www.Hobyoradio.com
Muwaadinka
Somaaliyeed
maanta
waxeey
u kala
baxeen
2-nooc
oo
hanaan,aragti
iyo
tawajah
kala
duwan
qaaday,kuwa
Karaamada,Sumcada
Iyo
Sharafta
Dalkooda
iyo
Dadkooda
difaaceeda
u
taagan,iyagoo
ku
gaashaaman
Caqiidada
Diinteena
Islaamka,Dareenka,Damiirka
nool
iyo
Qiirada
Wadaniyadeed
iyo
Raxaanta
kaba
qaadyada
ah,daba-dhilifka
ah,hoos
yaacaaya
Gumeeysiga
iyo
tuugta
Tigreega,Diintii,dadnimadii
iyo
xurmadii
ku
iibsadeey
xoogaa
shilimo
ah iyo
qabyaalad
u
hiilin
waana
kuwa
eey
hogaanka
u
hayaan
kuwa
Madaxda
Sare
sheeganaaya
ee
Dowlada
Fadara
ah ama
Fadhiidka
ah.
Gabay:“Markii
cadowgi
loo
jabay,
Culimadiina
yaaceen
nabadi
waa
cakiran
tahay,
nin
iyo
cududi
mooyee,
cadli
iyo
garsoor
ma
leh
Cisi
iyo
sharaf
ma
leh..”
Abshir
waa
Muwaadiin
Xalaal
ah,suugaan
yaqaan
wadani
ah
Damiir
iyo
dareen
wadaniyadeed
ku
caan
baxay,una
taagan
Difaacidda
danaha
guud,maslaxada
Ummadeed
iyo
Dalka
hooyo
Abwaan
ku
cabira
codkiisa
iyo
hal
abuurkiisa
xaqiiqada
jira
ruun
sheega
ah,laguna
tilmaami
karaayo
hormoodka
abwaanadda
Somaaliyeed
Wadaniyiinta
ah
oo
Xiligan
jirra,kana
xoroobey
Cudurka,Cuqdada
iyo
waxyaabaha
xun
xun
oo
Qabyaaladu
keento
iyo
Naceeybkaba,kuna
sifoobeey
Muslin-nimo
iyo
Somaalinimo
Dhegeyso
Gabay
cusub
Bacadle
Maansadan
ayaa
ka
turjumeeysa
xaalada
dhabta
ah
Dalku
ku
sugan
yahay,dulmiga,qaraafka
iyo
tacadiyada
joogtada
ah
oo
Muwaadiniinta
Somaaliyeed
loo
geeysanaayo,Xasuuqyada
iyo
Gumaarka
Madaafiicda
Gumeeysiga
Itoobiya
iyo
Raxanta
tuugta
ah
oo
daba-dhilifka
ah,iyo
hanaanka
bah-dalaadeed
oo
Dadkii
iyo
Xurmadii,Karaamadii
iyo
Maqaamkii
Qarameed
la
geliyeey,
waana
Maanso
Wadaniyadeed
qiiradeeda
leh,una
baahan
Dhego
iyo
qalbi
furan
oo
Somaaliyeed
iyo
ku
camal
falidba,
amaan
iyo
bogaadin
weyn
ayaan
Abwaan
Abshir
Nuur
Cali(Bacadlle)
Mudan
yahay,Abwaanada
Somaliyeedna
waxaa
looga
baahan
yahay
Garashada
iyo
gudashada
doorkooda
iyo
masuuliyada
Diineed,
Qarameed
iyo
akhlaaqeed
oo
Dalkooda
iyo
Dadkooda
ka
Saaran.
-Abshiroow
Abwaan
tahay
Nin
Xalaal
ah
baad
tahay.
-Somaali
dhab
ah
tahay.
Geesi
iyo
Halyeey
tahay.
-Xumaan
Diide
baad
tahay.
Xaq
u
Hiiliyaad
tahay.
![]()
-Qorre-Xassan
C/Laahi
Sh(Xassan
Carab)-
-England-UK-22/02/2007-
Hobyo Radio News Media |
||
|
Contact: hobyoradio@hotmail.com |
||