|
Tacsi. Allaha u naxariistee waxaa magalada Galkacyo kugeeriyooday Warsame-Yare Farax Cawale.
Feb,24,2010
www.Hobyoradio.com
Waraysigii
Abwaanada
Dhoofa
Khaliif
Halkan
ka
Dhagayso
Hees Cusub fanaanka Gaadaco oo lamagacbaxday Deeqa-
Dhagayso

Warmurtiyeedkii
C/aziz
iyo
C/qadir
halkan
ka
Dhagayso

Tacsi. Allaha u naxariistee waxaa magalada Galkacyo kugeeriyooday Warsame-Yare Farax Cawale.
Waxaa tacsi tiiraanyo leh loo dirayaa Qoyskii iyo Asaxaabtii uu ka geeriyooday marxuum Warsame-Yare farax Cawale oo taariikhdu markay ahayd 22,2,2011 ku geeriyooday magalada Galkacyo ee xarunta Galmudug, Somalia,
Waxaa tacsi gaara loo dirayaa caruurtiisa oo kale jooga Somalia, Afrika, Yurub iyo W/america C/rahman Warsame-Yare ( Haragweyn) Garaad Warsame-Yare, Bare Warsame-yare, C/aziz Warsame-Yare, Dahir Warsame-yare, Cabdishakur Warsame-Yare iyo gabdhaha oo kala ah Casho , fartuun, Siraad, Raabico, Hodan, Ruqiyo, Canab, Barliin, Fadumo Qarad, Muxubo, Caasilo, Hibo iyo Hooyo Soofo Cilmi Weheliye waxaan leenahay samir iimaan allaha inka siiyo marxuumkana janadii fardowso ka waraabiyo aaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiin
Innaa Lillaahi Wa Innaa ileyhi Raajicuun-Kullu nafsin daa’iqatul Mowd Allaha U Naxariisto Marxuumkaa dadkii uu katagay oo dhana allaha Samir iyo iimaan ka siiyo Aaaaaaamiiiiiiiiiiiin.
Anagoo Kala Ah W/america
- C/qadir Max’ed Warsame X
- Cabdirahman Haji Ereg
- C/aziz Hashi Xogolof
- Ahmed Geedi Kahiye
- Cumar Maxamuud Cawaale
- Aweys Hashi Xogolof
- Xasan Aw Aadan
- Maxamuud Cawaale
- Cabdirahman Sh. Yusuf
- Abshir Warsame Jarafle
- Xuseen Ducaale kahiye
- Qaliif Nuur Cali
- Cusman max’ed Ducaale
- Xirsi Huseen Cagweyn
- Salaad Cusman gaar gaar
- Siciid Cali Gaas Barqash
- Cabdisalaan Aadan Sabriye
- Cabdi Salaad Sanweyne
- Muxuyadin Macalin Cali
- Haaji Dhagacaleen
- Siciid Cali Cawaale
- Cabdi Urur Maxamuud Diiriye
- Cabdullahi Muxuyadin Macalin
- Cabdulahi Max’ed Osman
- Nuur Waheliye Nur Caruus
- Fiaat Gurey Salaad
- Mahad Salaad Siyaad
- Sadaq Sh. Xasan Nuur
- C/aziz Cilmi Geedi
- Maryan Warsame Cawl
- Xaawo Maxamuud Guulled
- Maryan Cigaal
- Siraad Maxamuud Guulled
- Samiiro Guuleed Diini
- Kiin Abshir Qayliye
- Cibaado Jaamac
- Ardo Cali Cabdulle
- Sahra Salaad Ducaale
- Cibaado Diiriye Moolas
- Abshiro Dayax-Leef
- Saynab Gurey Salaad
Anagoo Kala Ah Walalaha Yurub
- Cumar Salaad Cilmi
- Cabdirahman Sh. Nuur
- Ahmed Khayre Ingriis
- Nuur Xasan Fanax
- Max’ed-sadaq Muxuyadiin
- Cumar Mataan Sabriye
- Muxuyadin Dhoolayare
- Siciid Sabriye
- Wadaad Yare
- Cabdi Jamac Geedi
- Cabduqadir Garas
- Xasan Aadan Cade
- Urur Maxamed Soofe
- Faysal Jamac ganey
- Cali mataan Sabriye
- Xayd Sh. Max;ed
- Cabdullahi Sh. Calisalaad
- Cabdirisaq Sarcad
- Cabdullahi Osman Gurey
- Maxamuud Cabdi sabriye
- Cabaas Sh. Siciid
- C/rahman Maalin Guur Ayarsocoto
Dadkan oo kala jooga dalalka Maraykanka, Canada, Ingriiska, Sweden, Holand, Finland, Kenya, Somalia waxay tacsi iyo duca u dirayaan eheladii uu ka geeriyooday Warsame-Yare farax Cawale adinkana alaha inka samir siiyo marxuumkana Janadii Fardowsa ka Waraabiyo Aaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiin
Kala xiriir idaacada
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail: hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com

|